Sawirada:- Murrashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Magaalada Laascaanood Ku Soo Dhaweeyay Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh

0
16 February 2017 16:00 in Wararkii Maanta by Super Admin
  • Visits: 2155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirada:- Murrashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Magaalada Laascaanood Ku Soo Dhaweeyay Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh

    Sawirada:- Murrashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Magaalada Laascaanood Ku Soo Dhaweeyay Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawirada:- Murrashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Magaalada Laascaanood Ku Soo Dhaweeyay Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh


Laas-caanood (Karin) Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo uu weheliyo Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Somaliland oo ka mid ahaa xubnaha Guddidii wada hadalada Khaatumo iyo Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ku soo dhaweeyay Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh .



Murashax Faysal Cali Waraabe ayaa halkaasika jeediyay weedho soo dhaween ah, waxaanu sheegay in aanay ka daali doonin sidii ay uga shaqeen lahaayeen Midnimada Reer Somaliland .


Prof Cali Khaliif oo halkaasi ka hadlay ayaa ka mahad-naqay Soo dhaweenta lagu qaabilay, waxaanu cod-dheer ku sheegay In uu ka shaqeen doono Danta umadda ku dhaqan Deegaannada Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn .
Hogaamiyaha ayaa soo dhaween aad u balaadhan la kulmay, kuwaas oo kor u lulayay calanka Somaliland .



Karin News





LATEST NEWS