Iskuulka Nuuraddiin Oo Bixiyay Abaal Marintii Ugu Layaabka Badneyd + Gabadhii Ugu Sarreysay Imtixaanka Oo Dahab, Computer Iyo Qalab Kale La Guddoonsiiyay [Sawiro:-]

0
27 September 2017 10:42 in Xulka Karin News by Tafatiraha Guud
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iskuulka Nuuraddiin Oo Bixiyay Abaal Marintii Ugu Layaabka Badneyd + Gabadhii Ugu Sarreysay Imtixaanka Oo Dahab, Computer Iyo Qalab Kale La Guddoonsiiyay [Sawiro:-]

    Iskuulka Nuuraddiin Oo Bixiyay Abaal Marintii Ugu Layaabka Badneyd + Gabadhii Ugu Sarreysay Imtixaanka Oo Dahab, Computer Iyo Qalab Kale La Guddoonsiiyay [Sawiro:-]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iskuulka Nuuraddiin Oo Bixiyay Abaal Marintii Ugu Layaabka Badneyd + Gabadhii Ugu Sarreysay Imtixaanka Oo Dahab, Computer Iyo Qalab Kale La Guddoonsiiyay [Sawiro:-]


Hargeysa (Karin News):- Maamulaha iyo madaxda ugu sarreysa iskuulka nuuraddiin ee magaalada hargeysa ayaa abaal marin qaali ah waxaa ay guddoonsiiyeen gabadhii ugu sarreysay imtixaanka ardeyda iskuulkaasi, gabadhan oo lagu magacaabo Asma Yuusuf Aadan waxaa maamulaha iskuulku guddoonsiiyay dahab, computer, iyo bilad sharaf ay ku muttaysatay dedaalkeeda waxbarasho.

Maamulka iskuulka nuuraddiin ayaa ardeyda dhigata iskuulka nuuraddiin waxaa uu ku dhiiri gelinayaa talaabo wax ku ool ah maadaama oo ardeyda waajibaadka waxbarasho iyo sharafta iskuulka meel sare gaadhsiisa la guddoonsiinayo hadyado iyo bilado noocan ah.


Maamule mahad ayaa ah shakhsi afgaaban oo cibaado badan oo jecel markaasi ardeyda dedaalaysa waxaana uu markasta la garab istaagaa maamule mahad ardeydiisa dhiiri gelin noocan asma ay heshay oo kale.

Karin News






Image may contain: 6 people, people smiling, people standing

Image may contain: 5 people, people smiling, people on stage and people standing
Image may contain: 4 people, people standing, crowd and outdoor
LATEST NEWS