[Yaab]:- Sawirka Baraha Bulshada Sida Wayn Loogu Falaqayn Nayo + Murashaxa Oo Qosol U Dhacay Aaska Marxuum Talyanle Iyada Oo Ciida Lagu Rogayo [Adigu Macnee?]

0
29 September 2017 21:06 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1687
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Yaab]:- Sawirka Baraha Bulshada Sida Wayn Loogu Falaqayn Nayo + Murashaxa Oo Qosol U Dhacay Aaska Marxuum Talyanle Iyada Oo Ciida Lagu Rogayo [Adigu Macnee?]

    Yaab:- Sawirka Baraha Bulshada Sida Wayn Loogu Falaqayn Nayo + Murashaxa Oo Qosol U Dhacay Aaska Marxuum Talyanle Iyada Oo Ciida Lagu Rogayo Adigu Macnee?]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Yaab:- Sawirka Baraha Bulshada Sida Wayn Loogu Falaqayn Nayo + Murashaxa Oo Qosol U Dhacay Aaska Marxuum Talyanle Iyada Oo Ciida Lagu Rogayo Adigu Macnee?]


Waa Sawir Faallo iyo Dood Aan u baahnayn waa sawir guud ahaan Somaliland wax garasho ugu filan waa sawir muujinaya xaalada uu ku sugan yahay Murashaxa la sido ee Kursiga lala doonayo.

Image may contain: 3 people, food

Alle ha u naxariiste Marxuum Cabdiraxman Talyanle masuul qarankan kaalin wayn ku lahaa oo dib u dhiskii iyo koritaankii dalka aan maalin ka dhex bixin ayuu ahaa muu ahayn Masuul xabaashiisa laga dul qoslo.



Guud ahaan Bahda Karinnews markale waxa ay Qaranka ka tacsidaynaysaa Geerida Marxuum Talyanle si gaar ah waxaan tacsi ugu diraynaa Qoyskii u ka baxay tiirkii adkaa alle godka haku janeeyo Marxuum Xildhibaan Talyanle.

LATEST NEWS