Dhawaaqa Madaxweyne Muuse biixi Iyo Dareenka Shacbiga Waa laba is Xambaarsan Maxaa xigi Doonaa W/Q Nim'aan Adaani Husen

0
01 December 2017 17:26 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhawaaqa Madaxweyne Muuse biixi Iyo Dareenka Shacbiga Waa laba is Xambaarsan Maxaa xigi Doonaa W/Q Nim'aan Adaani Husen

    Dhawaaqa Madaxweyne Muuse biixi Iyo Dareenka Shacbiga Waa laba is Xambaarsan Maxaa xigi Doonaa W/Q Nim'aan Adaani Husen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhawaaqa Madaxweyne Muuse biixi Iyo Dareenka Shacbiga Waa laba is Xambaarsan Maxaa xigi Doonaa W/Q Nim'aan Adaani Husen

Duco Iyo Dardaaran is huwan oo ku socada madaxweynah la dooratay ee Somaliland waxa hubaal ah in wadanku ka soo baxay Xaalad Xaasasi ah oo doorashooyin Ah isla markaan bulashda noocayadeed kala duwan ay uu Ooman yihiin Hogaan go;aan Qaadasho iyo Cadaalad ku dhaqa.

Waxa la ogsoonyahay in Qebyaaladu gaadhay heerkii ugu sareysay isla markaan bulashdu ka daashay hab dhaqan xukun aan Lagu Kalsoonayan.

Sida ka muuqatay Doorashadii dhacaday waxa hadheeyay Dareeno Tuhun Xambaarsan oo bulashda noocaydeeed kala duwan ka dhaxleen maamulkii ka horeeyay ka cusub ee hadda Hogaankii amamajarahii dalka qabatay.

Si Umadu Horumar dhinacayo badan ah uu gaadho waxa loo baahanayahy in Cadaalad lagu Dhaqo isla markaan milagahii dawaldnimo dib loo soo celiyo.

Waxa ka soo muuqaday Madaxweyanah cusub inuu Weedho ama hadal bedalay shucuurta bulshaweynta Somaliland uu ka dhawaajiya balse la dhowrayo ficilkii weedhaahas.



‚Äč

Sida ka muuqatay hadaladii madaxweynah cusub waxa laga dhex dheehan karayay in uu rabbo inaan u raali gelin doonin Qof kasta oo xisbiga kulmiye Tacab soo geliyaya, haday tahay Qurubo joogtaa iyo Qeybaha kale ee Bulashda.

Arinka uu u baahan in laga dhawaajiyo waaxa weeye somalidu waxay ku maahmaahda '' Milil Korkii lama dhayee Boogtaa ama Nubarka ayaa Guntaa logu dhaadhacaa'' Taas oo macanheedu Yahay In Aan Xallka dhibatada meel kale laga raadin ee Isla dhibaatada laga dhex baadho.

Taas oo Noqonaysaa In madaxweynah Cusub Aanu Majaraha iyo Hogaanka aya umadu Uu Cugutay Aanu Ku sii Deynin Qeybaha beeshiisa hadii ay tahay Qoyskiisa iyo Shaqsiyaad kale oo ku Amar Ku taagleeya Awooda Madaxtinmo Si Dadban.

Hadii Taasi Rumawdo Taan sheegayayaa Akhristaw waxa weeye Maamul Cadaalad ku dhisan isla markaan Tayadiisu sareyso Tiradiisu koobanatahay waxa hubaal ah in Qaranku Gaadhi Doono Horumar Dhaqan dhaqaale iyo Musataqabal lagu Badhaadho.

Gunaanadka hadalkaygu waxuu Daaranyahay Duco iyo Dhiiri Gelin Is Xambaarsan Ayaan mudan Madaxweyne musu Biixi Xildiid kugu soo Baaqaya ka shaqsi ahaan

 

Qalinkii Nim'aan Adaani Husien

Bachelor of Science in Public Health (BSPH)

Candidate of Master of Science in Project Management (M.S.P.M.)

[email protected]

LATEST NEWS