TACSI KA TIMID MUSTASHAR AXMED XASAN CARWO GEERIDA CABDIRISAAQ JAAMAC CUMAR.. INA CIYAALE

0
02 December 2017 10:21 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI KA TIMID MUSTASHAR AXMED XASAN CARWO GEERIDA CABDIRISAAQ JAAMAC CUMAR.. INA CIYAALE

    TACSI KA TIMID MUSTASHAR AXMED XASAN CARWO GEERIDA CABDIRISAAQ JAAMAC CUMAR.. INA CIYAALE

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TACSI KA TIMID MUSTASHAR AXMED XASAN CARWO GEERIDA CABDIRISAAQ JAAMAC CUMAR.. INA CIYAALE

Waxaan Tacsi u dirayaa ehelkii,tafiirtii,iyo asxaabtiiMarxuunCabdirisaaq Jaamac Cumar "InaCiyaale, oo shalay 30 November2017, lagu aasay magaalada Hargeysa. Cabdirisaaq waxuu ahaa nin bulshaawi ah oo dad wadeen ah. Nin kaftan badan, oo laab furan. Waxuu ku suntanaa dhismaha dimuquraadiyadda dalka heer kasta ooy soo martay, min xiligii nabadeenta iyo aasaaskii qaranka Somaliland, iyo xiligii dhismaha xisbiyada. Waxuu ahaa Guddoomiyaha Komishanka Ilaalinta Xisbiyada iyo Ururada.


Alle ha u naxariistee, waxaa inaga baxay haldoor aan wax badan wadaagnay. Alle ha u naxariisto Cabdirisaaq qabriga ha u nuuro hana uga dhigo beer ka mid ah beeraha jannatul fardaws. Ehel iyo asxaabna Alle ha waafajiyo samir iyo duco..

Mustashar Axmed Xasan Carwo
[email protected]

http://samotalis.blogspot.com/


--
Posted By Blogger toSAMOTALISat 12/01/2017 05:27:00 PM

LATEST NEWS