Beelaha Muuse Dheriyo Waxay Codkooda Siiyeen Muuse Biixi Waxaanay Filayaan Inuu Noqdo Madaxweyne Taariikhda Ku Gala Cadaalad -

0
02 December 2017 10:22 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 142
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beelaha Muuse Dheriyo Waxay Codkooda Siiyeen Muuse Biixi Waxaanay Filayaan Inuu Noqdo Madaxweyne Taariikhda Ku Gala Cadaalad -

    Beelaha Muuse Dheriyo Waxay Codkooda Siiyeen Muuse Biixi Waxaanay Filayaan Inuu Noqdo Madaxweyne Taariikhda Ku Gala Cadaalad -

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beelaha Muuse Dheriyo Waxay Codkooda Siiyeen Muuse Biixi Waxaanay Filayaan Inuu Noqdo Madaxweyne Taariikhda Ku Gala Cadaalad - Ilaahay waxan uga baryaynaa inuu waafajiyo xaqa iyo cadaalada iyo daacada dalkani ku badhaadho


Beelaha Muuse dheriyo codkoodii waxay siiyeen Muuse Biixi waxanay filayaan Madaxweynihii cadaalada taariikhda ku gala inuu Ilaahay ka yeelo

Beelaha Muuse dheriyo waxay ka filayaan madaxweynahaha la doortay ee Muuse Biixi Cabdi inuu noqdo nin cadaalad iyo xaqsoor taariikhda ku gala oo shacabka somaliland ku maamula xikmad iyo odaynimo

Beesha Muuse dheriyo waxay codkeeda siisay xisbiga Kulmiye waxanay filayaan beeshaasi inay si weyn uga muuqdaan dowlada uu dhisi doono madaxweyne Muuse Biixi

Ilaahay waxan uga baryaynaa inuu waafajiyo xaqa iyo cadaalada iyo daacada dalkani ku badhaadho

Baahida ugu badan ee ay qabaan shacabka somaliland waa cadaalad iyo maamul wanaag iyo la dagaalanka musuqmaasuqa

Guul somaliland

Dr. Mustafa Ismaaciil Dhinbiil

Paris



LATEST NEWS