Hogaamintii Naebi Muxamed SCW Iyo Macallin-Nimadiisii -

0
04 December 2017 14:09 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamintii Naebi Muxamed SCW Iyo Macallin-Nimadiisii -

    Hogaamintii Naebi Muxamed SCW Iyo Macallin-Nimadiisii -

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamintii Naebi Muxamed SCW Iyo Macallin-Nimadiisii - Rasuulku SCWwuxuu ahaa hogaamiye dhab ah oo ku guulaystay hogaamintii umadiisa, waxana ka mid ah tilmaamihii hogaamintiisa

Waxaynu soo qaadanaynaa qodobo ka mid ah wixii uu ku sugnaa Nebi muxamed SCWoo ah hogaamin ku dayasho leh, iyo macallinnimo aan lala mid ahayn.

Waa toban qodob oo qof kastoo mas`uul ahi uu u baahan yahay lab iyo dhedig si aynu uga dheegano siirada suubanaha SCWhogaamin tol-moon iyo bar-baarin toosan.

HOGAAMIN TOLMOON

Rasuulku SCWwuxuu ahaa hogaamiye dhab ah oo ku guulaystay hogaamintii umadiisa, waxana ka mid ah tilmaamihii hogaamintiisa in uu ahaa hogaamiye leh :

Naxariis.

Caddaalad.

Ku dayasho.

Jihayn.

Maarayn.

Waxay ina baraysaa siiradiisa udgooni in ay hogaamintu tahay : (naxariis iyo awood, jihayn iyo hawl-wadaag).

BAR-BAARIN AAN LALA MID AHAYN

Rasuulku SCWwaxa




uu ahaa bare iyo bar-baariye gaadhay meesha ugu sarreysa ee macalin gaadho, waxaana ka mid ahaa til-maamaha macallin-nimadiisa inuu ahaa bare leh :

 

Kal-gacayl.

Faa`iidayn.

Qan-cin.

Saamaxaad.

Soo dhawayn.

Waxay ina baraysaa siiradiisa saafiga ahi in baridda iyo bar-baarintu ay tahay : (faa`idayn iyo samayn, beerid iyo korin).

[email protected]

LATEST NEWS