[DEG DEG] Mid ka mida Fanaaniinta Ugu Caansan Soomaalida Oo Hargaysa Ku Geeriyootay [Waa Tuma]

0
07 December 2017 10:51 in Wararkii Maanta by Head Office
  • Visits: 514
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG] Mid ka mida Fanaaniinta Ugu Caansan Soomaalida Oo Hargaysa Ku Geeriyootay [Waa Tuma]

    Hargaysa (Karin) Mid ka mida Fanaaniinta Ugu Caansan Soomaalida Oo Hargaysa Ku Geeriyootay Waa Tuma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (Karin) Mid ka mida Fanaaniinta Ugu Caansan Soomaalida Oo Hargaysa Ku Geeriyootay Waa Tuma

Alle ha u naxariistee waxa magaaladda hargaysa ku geeriyootay fanaanadda weyn ee caanka ah shamis abokor ismaaciil (guduudo carwo) oo ka mid ahayd fanaaniintii soomaliyeed weliba kuwa ugu caansan



Sidoo kale alle ha u naxariistee fanaanadan ayaa loo yaqaanay hooyadda fanka waxaana geerideeda ka naxay malaayin fanaaniin ah oo dunida caan ka ah weliba si gaara fanaanintii ay sida dhow isu yaqaaniin

 

 


LATEST NEWS