Safarkii Ugu Horeeyay Madaxweyne Cigaal Dalkee Buu Tegay Iyo Xiisihii Ku Lamaana + Waxyaabihi Taarikhda Galay Ee Uu La Kulmay [Arimo Qarsoon]

0
07 January 2018 12:23 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safarkii Ugu Horeeyay Madaxweyne Cigaal Dalkee Buu Tegay Iyo Xiisihii Ku Lamaana + Waxyaabihi Taarikhda Galay Ee Uu La Kulmay [Arimo Qarsoon]

    Safarkii Ugu Horeeyay Madaxweyne Cigaal Dalkee Buu Tegay Iyo Xiisihii Ku Lamaana + Waxyaabihi Taarikhda Galay Ee Uu La Kulmay Arimo Qarsoon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safarkii Ugu Horeeyay Madaxweyne Cigaal Dalkee Buu Tegay Iyo Xiisihii Ku Lamaana + Waxyaabihi Taarikhda Galay Ee Uu La Kulmay Arimo Qarsoon


Xilligaasi waxa uu kulan la yeeshay Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Itoobiya, waxaana qoraalka uu saaka soo saaray wargeyska geeska Afrika oo ay ku duugan tahay taariikh hore uu u dhignaa sidan:


"Cigaal markii Borama lagu doortay wuxuu tagay Kenya, waxaanu Nayroobi ku arkay madaxweyne-xigeenkii Itoobiya ee markii dambena wasiirka khaarajiga noqday Mr. Seyoum Mesfin oo uu ka codsaday in Itoobiya Addis Ababa ku qaabisho, roog casna u dhigo, dabadeed Seyoum ayaa ku yidhi roog cas kuuma dhigaynee sida Cali-mahdi iyo Caydiid ayaanu kuu qaabilaynaa. 



Cigaal muu jeclaysan hadalkaas, waxaanu la kulmay safiirkii Ereteriya ee Nayrobi joogay oo uu ka codsaday in Asmara lagu qaabilo, roog casna loo dhigo. 


Ereteriya way aqbashay, roog cas ayaana loo dhigay Marxuumkii oo Asmara ayaa lagu soo dhaweeyay, wixii intaas ka dambeeyayna Hargeysa ayuu yimid, maalmo ka dibna Addis Ababa ayaa u soo dirtay martiqaad rasmi ah iyo diyaarad gaar ah. Macalin hoggaamiye ah ayuu ahaa Alle haw naxariiste.



Geeska


LATEST NEWS