KA RUN SHEEGA SIYAASADA MAAMUL EE HOGAAMINTA WAX-QABADKU WAA ASTAANTA GUUSHA IYO GUULEYSTAHA QORAA XAMSE MAXAMUUD XIDDIG

0
07 January 2018 18:42 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KA RUN SHEEGA SIYAASADA MAAMUL EE HOGAAMINTA WAX-QABADKU WAA ASTAANTA GUUSHA IYO GUULEYSTAHA QORAA XAMSE MAXAMUUD XIDDIG

    KA RUN SHEEGA SIYAASADA MAAMUL EE HOGAAMINTA WAX-QABADKU WAA ASTAANTA GUUSHA IYO GUULEYSTAHA QORAA XAMSE MAXAMUUD XIDDIG

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

KA RUN SHEEGA SIYAASADA MAAMUL EE HOGAAMINTA WAX-QABADKU WAA ASTAANTA GUUSHA IYO GUULEYSTAHA QORAA XAMSE MAXAMUUD XIDDIG

Ka Run Sheega Siyaasada Maamul Ee Hogaaminta Wax-Qabadku Waa Astaanta Guusha Iyo Guuleystaha QORAA XAMSE MAXAMUUD XIDDIG hogaaminta waxaa halbeeg u ah DHaqaajin , karunsheegid , dhexgelid ,samir ,daacadnimo , karti , dulqaad iyo dhinaca togan oo wax laga eego hadaba intaba yaa isku darsaday ,, waxa isku darsaday hogaamiyaha hamiga fog ee hogaamiya HAAYADA SHAQAALAHA QARANKA Waa in aynu noqonaa dhakhaatir dawaysa qaarkeena cabanaya, Aniga xigaal iyo xigtoba waxaa ii ah dadka da,adu namidayayso . 



Markasta waa inaad kor ubaxdaa si aad u aragto dhamman degaankeena iyo dalkeena oo dhan Weedhahan iyo kumanaan kale oo aan lasoo koobi karayn waxay kasoo maaxdeen maskaxda miisaanka iyo firfircoonida badan ee aqoon yahanka dadu halbeega u tahay aqoonyahanka alle hibada usiiyay hadal wanaaga iyo sixrida maanka dhaliinyarada marka uu kicinaayo si ay udareemaan ama u ogaadan awoodooda , waa masuulka maamula haayada shaqaalaha qarankan MR SHarmaake Geele Waa masuul dhaliinyaro ah lehna awood shaqsiyadeed oo suurto gelisay inuu ahaado iftiin dhaliinyarada soomaliland sida dayaxa uga ifaya sababtoo ah waa shaqsi kamadax banaan qabyaalada, qofjeclaysi iyo qaababka liita ee qaaradan dib udhigay kuna qarwa quwaynta , qaabaynta, kor uqaadida iyo qaayaha 

dhaliinyarada qarankanu siday qiimahooda u fahmi lahaayeen SHarmaake geele waa gudoomiyaha haayada shaqaalaha qarankee waxa uu si hunaan iyo hawlkarnimo ku jirto uu uga soo baxay masuuliyadii qarankan uu u hayay waxana uu mutaystay inuu dhaliinyarada dalka dhammantood u horseedo inay ku hamiyaan sidii ay himilo muuqata ugu hamiyaan ,Sharmaake maaha oo keliya nin hogaaminta wacan horseed u noqday ee waa carbiye kiciya dareenka hurda ee da yarta sitoosa isaga oo kaqayb qaata barmaamujyada lagu baraarujinayo dhaliinyarada Hirgalinta shaqo , 

hal abuurista shaqo , himilada mustaqbal , hadafka cad , hayaaminta qarankan ,hal adaygnimada iyo hogaaminta heerkeedu sareeyo ee u ah hadafka sharmaake waa haybad alle u hibeeyay waxaana hubaa in madaxwaynaha qaranku dhiiri galin iyo isbarbar taag mooye aanu marnaba soo eegi doonin booska beesha dhaliinyarada somaliland
LATEST NEWS