Heestii Xamda Queen Soo Qaaday Sanadka Cusub Oo Sirtii Loo Sameeyay La Helay Iyo Erayada Markii Ugu Horreysay Kooxda Xidigaha Geeska Laga Maqlo [Muuqaal]

0
10 January 2018 16:45 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 571
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heestii Xamda Queen Soo Qaaday Sanadka Cusub Oo Sirtii Loo Sameeyay La Helay Iyo Erayada Markii Ugu Horreysay Kooxda Xidigaha Geeska Laga Maqlo [Muuqaal]

    Heestii Xamda Queen Soo Qaaday Sanadka Cusub Oo Sirtii Loo Sameeyay La Helay Iyo Erayada Markii Ugu Horreysay Kooxda Xidigaha Geeska Laga Maqlo Muuqaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Heestii Xamda Queen Soo Qaaday Sanadka Cusub Oo Sirtii Loo Sameeyay La Helay Iyo Erayada Markii Ugu Horreysay Kooxda Xidigaha Geeska Laga Maqlo Muuqaal


Hargeysa(Karin News):- Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa maalmihii ugu dambeeyayba hadal hayay heesta ay soo qaadey xamda queen ee la magac baxday garnaqsi jaceyl, erayada heesta ayaa soo jiidasho xad dhaaf ah ku sameeyay bulshada afka somaliga ku hadasha hadana waxa ay bulshadu is weydiinaysay sababta heestan loo sameeyay , ugu dambeyntiina waxaa la helay in heestan garnaqsi loo sameeyay xildhibaan ismaaciil cagayare iyo xamda queen oo jaceyl balaadhani ku dhex maray caasimadda hargeysa ee somaliland.



Karin News
LATEST NEWS