Xildhibaan Bidhi Oo Tacsi U Diiray Ehelkii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Mujaahid Aadan Siciid Maxamed [Aadan Dooc]

0
Friday 12th January 2018 09:31:07 in Wararkii Maanta by Xafiiska Sare
  • Visits: 189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Bidhi Oo Tacsi U Diiray Ehelkii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Mujaahid Aadan Siciid Maxamed [Aadan Dooc]

    Xildhibaan Bidhi Oo Tacsi U Diiray Ehelkii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Mujaahid Aadan Siciid Maxamed [Aadan Dooc]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Bidhi Oo Tacsi U Diiray Ehelkii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Mujaahid Aadan Siciid Maxamed [Aadan Dooc]

إن لله ماأخد وله ما أعطى وكل شئ عنده بأجل مسمى Anniga oo ah Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Shacabka Somalailand gaar ahaan Togdheer .si garana Xaaskii iyo Caruurtii iyo Dhamaan Ehelkii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Aadan Siciid Maxamed (Aadan Dooc) oo ku Geeriyooday magaalada Burco maanta bishu tahay 11 Bishi January ilaahay Janatu fardawsa ha geeyo su,aashana ilaahay haw fududeeyo Kitaabkiisana midigta ale hawga dhiibo Samir iyo iimaan saadaiqa ilaahay. 



 Dhamaanteen haynaga siiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin Adan Waxuu ahaa ragi u soo halgamay dalkan Somaliland ilaa SNM .shirki 1991 Burco Somaliland lagula soo noqday. Waxaa door muqda ka qatay shirarki nabadaynta. Waxaa u ahaa halgama Togdheer ku fanto. Insha alla ma ilaawi doono ubadkii iyo reerkii ka tagay .
LATEST NEWS