|
||||||||||||||||
[WAR DEG DEG AH]:-Madaxweyne Biixi Oo Iminka Magacaabis Cusub Sameeyay Iyo War-saxaafadeed Ka Soo Baxay Madaxtooyada+[Maxaa La Magaacabay]
[WAR DEG DEG AH]:-Madaxweyne Biixi Oo Iminka Magacaabis Cusub Sameeyay Iyo War-saxaafadeed Ka Soo Baxay Madaxtooyada+[Maxaa La Magaacabay]
WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahayJSL/XM/WM/222-22/012018,uu ku magacaabay Afar Agaasime.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid
Markaan Arkay:Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Xarafka (kh);
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;
Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;
Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;
Waxaan Go'aamiyey:
In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:
[
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland |
Copyright © 2010 - 2018 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |