Taxanaha Burburkii Waddani Qaybtii 7aad 2017 By Mukhtar Cilmi

0
Wednesday 7th February 2018 20:43:32 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taxanaha Burburkii Waddani Qaybtii 7aad 2017 By Mukhtar Cilmi

    Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato. Waxaan soo qaatay qayb kale oo ka mid duuldarooyinkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato. Waxaan soo qaatay qayb kale oo ka mid duuldarooyinkii
ku haabsaday xisbiga WADDANI intii u kaambaynkii madhaliiska aha ku jira, waana natiijadii ka soo baxday gobolka moroodi jeex ee ah gobol aad u muhiim ah oo kii raba in u madaxweyne noqdo ku kasbada amba faraq yar ku dalaala haduu ku guuldaraysto.runtii xisbiga waddani six un ayuu ku guuldaraystay gobolka waxaana dhabar jabiyay UCID iyo codadka ka yimi GABILAY oo shalay xirsi laha waxaanu ka dhigayna xarunta kaambaynka!!!...halka waxa kaaga cadaanaysa in u waddani iyo siyaasiyiintiisuba aan hab doorasho ina bislayn iyo in ay hantaan kursiga dalka... qaabka u ku khasaaray waddani waa sida tan :




Hargeysa gudahiid > 30,000 cod aya lagaga badiyay

Gabilay >35,000 cod aya lagaga badiyay

Salaxlay >2000 cod ku dhawaad aya lagaga badiyay

Baligubadle> 2000 cod aya lagaga badiyay



Marka hadii intaas udhan lagaga badiyay maxaa ku hadhay talow?! Lkn sababta weyn waxa iska leh gudoomiyaha olalaha moroodijeex ee AADAN DHOOLAYARE oo runti khalad weyn ahayad marki loo magacaabay Gudoomiyaha ololaha!. INA DHOOLAYARE sii fiican waa loo yaqaana waa nin daneysta ah oo musuq maasuqa ku dheer waana la ogaa markuu aha wasiirka beeraha iyo cadaalada waagi hangashtii UDUB.wuxuuna ku dheeryahay kibirka iyo laba wajilaynta, kibirkaas abtinimadii SIYAAD BARRE ayuu weli la marayay somalilnad kolba meel u furo amba siyaasad u galo wuu ku khasaara..waa nin cad xun oo bulshada maxamuud haybe u kasoo jeedo yaqaanto.



Isagoo olaha loo dhiibay ayuu dorba bilaabay musuqiisii oo wixii lagu tala galay olalaha basas iyo dad ururusi ba ay muuqatay hakis in ay ku yimaadayn , dad fara badan aya ka qaylinayay lacag la'aanta lagu ordayay khayriyadda hargeysaa, new hargeysa,maxamuud haybe,maxamed mooge,axmed dhagax,daami bal soo arka oo warista,, waxaas udhan waxa ka mas'uul hogaanka sare ee xisbiga aan waxba ogayn iyo musuqa weyn ka socday xarunta dhexe. Imikana ina dhoolayare into u hantidii dhacay aya la waayay waana fashilaad haysata xisbiga WADDANI.



Waa inuu iyo qaybta 8aad iyo Sulub iyo Duur.

 

Fashiiluuuu....

 

By Mukhtar Cilmi



LATEST NEWS