Qoyska Madaxweyne Biixi Oo Gaar Looga Dhigay Mucaawinooyinka Dalka Iyo Dibedda Heer Qaran + Beelaha Somaliland Oo La Wada Dulmiyey [SAWIRO]

0
10 February 2018 17:34 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 4996
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoyska Madaxweyne Biixi Oo Gaar Looga Dhigay Mucaawinooyinka Dalka Iyo Dibedda Heer Qaran + Beelaha Somaliland Oo La Wada Dulmiyey [SAWIRO]

    Qoyska Madaxweyne Biixi Oo Gaar Looga Dhigay Mucaawinooyinka Dalka Iyo Dibedda Heer Qaran + Beelaha Somaliland Oo La Wada Dulmiyey SAWIRO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoyska Madaxweyne Biixi Oo Gaar Looga Dhigay Mucaawinooyinka Dalka Iyo Dibedda Heer Qaran + Beelaha Somaliland Oo La Wada Dulmiyey SAWIRO





Hargeysa (Karin News) Dulmiga iyo addoonsiga somaliland ka jira ayaa noqday mid halkii ugu sarreysay gaadhay, waxaana xaqiiqada jirta ay tahay mid aan la qarsan karin iyo foolxumada beelaha kale ee somaliland lagu sameyanayo maalin kasta, sidoo kale waxaanu shacabka jamhuuriyadda somaliland u soo bandhigaynaa in qoyska madaxweynaha somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ay haystaan boosas ama xilal muhiim ah oo aana dadka kale ka war qabin, tusaale ahaan qoyska uu madaxweyne biixi ka soo jeedo ee Xusseen abokor, sacad muuse, ayaa isku haysta mucaawinooyinka dalka gudihiisa iyo dibeddiisaba , dhinaca kale waxaa markhaati ma doon ah in madaxweyne biixi oo aan madaxtooyada ku sugnayn ama aan xilka haynin muddo 2 bilood gaadha waxaa raashin ama mucaawinooyin kala duwan oo ay bixiyeen ha-ayadda bisha cas ee imaaraadka carabta lagu furay oo lagu qeybiyay magaalada gebilay oo uu madaxweyne biixi ka soo jeedo.



Hadda KARIN NEWS oo baadhis dheer u gashay qoyska madaxweyne biixi sida ay xilalka dawladda iyo qarankaba iskugu kooban waxaa ka mid ah qeybtii 1aad sidan.


1- Guddoomiyaha Guddida Abaaraha Heer Qaran Ee Somaliland Md.Xasan Cabdi Salaan
2- Guddoomiyaha Diiwaanka Sakada Heer Qaran Ee Somaliland Md Dr Sheekh Siciid
3- Guddoomiyaha Samafalka Madaxtooyada Somaliland Marwo Aamina M Diiriye
4- Guddoomiyaha Aafooyinka Iyo Keydka Raashinka Qaranka Somaliland Md Faysal Cali Sheekh

Su-aasha isweydiinta mudan akhriste ayaa waxay tahay qaranka jamhuuriyadda somaliland miyaanay ka dhaxeynin beelaha somaliand dhamaantood,mise waxay somaliland gaar u tahay beesha madaxweyne biixi ee aad aragtee sida xaqiiqadoodu tahay?




Image may contain: 3 people, people smiling
Guddoomiyaha Guddida Abaaraha Heer Qaran Ee Somaliland Md.Xasan Cabdi Salaan



Image may contain: 1 person, sitting and close-up

Agaasimaha Samafalka Heer Qaran Ee Madaxtooyada Somaliland Marwo Aamina M Diiriye 



Image may contain: 1 person, sitting and beard

Guddoomiyaha Diiwaanka Sakada Iyo Mucaawinooyinka Dibedda Dr Sheekh Saciid 




Image may contain: 1 person, sitting


Guddoomiyaha Aafooyinka iyo Keydka Raashinka Qaranka Faysal Cali Sheekh.
LATEST NEWS