Qoyska Madaxweyne Biixi Iyo Tirada Maareeyayaasha Guud Ee Haystaan + Dg yada Iyo Badhasaabada [Horaa Loo Soconayaa ]

0
13 February 2018 00:05 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoyska Madaxweyne Biixi Iyo Tirada Maareeyayaasha Guud Ee Haystaan + Dg yada Iyo Badhasaabada [Horaa Loo Soconayaa ]

    Qoyska Madaxweyne Biixi Iyo Tirada Maareeyayaasha Guud Ee Haystaan + Dg yada Iyo Badhasaabada ..Horaa Loo Soconayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoyska Madaxweyne Biixi Iyo Tirada Maareeyayaasha Guud Ee Haystaan + Dg yada Iyo Badhasaabada ..Horaa Loo Soconayaa



Hargeysa (Karin News):- Dulmiga iyo caddaalad xumadu waxay kala fogeysaa hogaamiyaha iyo shacabkiisa , haddaba madaxweyne biixi iyo qoyskiisa akhriste tiri inta maareeye guud ee ay beelaha kale ku hogaaminayaan iyo inta Dg ee ay ka boobeen beelaha qaranka somaliland ee kale, waxaa kale oo caddalad xumo weyn ah in 3 saddex badhasaab ay qaateen oo madaxweyne biixi siiyey qoyskiisa .

Liiska maareeyayaasha iyo dg yada akhri iyo waliba badhasaabada dalka .



Maareeyaha wakaalada biyaha Hargeysa
Maareeyaha Ha'ayadda WFP iyo keydka Raashinka Qaranka
Maareyaha duulista iyo hawada
Maareyaha telefiishanka  qaranka
Maareeyaha Dekadda Berbera
Maareeyaha Haamaha Shiidaalka berbera 


DG.ga wasaaradda Caafimaadka
DG,ga wasaaradda beeraha
DG,ga maalgaashiga
DG,ga gaashaandhiga

Badhasaabka Gebilay
Badhasaabka Gobolka Selel
Badhasaabka Gobolka Saraar


Ugu dambeyntii madaxweyne biixi miyaanu noqoneyn madaxweynihii somaliland soo mara ee ugu caddaaladda xumaa isla markaana qoyskiisa ka dhiga lanbar 1 ka somaliland ee lagu daba faylo? miyaanu beenaynin madaxweyne biixi dhaartii iyo wacadkii alle ee uu qaranka yar iyo weynba u galay ?

Karin News


LATEST NEWS