Ceerigaabo Oo Markii Ugu Horeysay Heshay Mashruuc Biyo Balaadhineed Oo Laga Hirgelinaayo.

0
Tuesday 13th February 2018 15:28:31 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ceerigaabo Oo Markii Ugu Horeysay Heshay Mashruuc Biyo Balaadhineed Oo Laga Hirgelinaayo.

    magaalada Ceerigaabo ayaa markii ugu horeysay laga dhagax dhigay mashruuc biyo balaadhineed oo lagu balaadhinaayo biyaha magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

magaalada Ceerigaabo ayaa markii ugu horeysay laga dhagax dhigay mashruuc biyo balaadhineed oo lagu balaadhinaayo biyaha magaaladaasi.

Mashruucan ayaa waxa uu noqonayaa mashruucii ugu horeeyey ee magaaladaasi laga hirgeliyo, iyada oo ay maanta dhagax dhigeen saraakiil ka tirsan xukumada Somaliland.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Sanaag ayaa dhagax dhigay mashruucaasi, iyada oo aan ilaa hadda la hubin inuu fuli doono mashruucaasi.










LATEST NEWS