Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Booqday Gurigii Somaliland Lagaga Dhawaaqay Oo Baaba Ku Dhow.

0
13 February 2018 15:35 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Booqday Gurigii Somaliland Lagaga Dhawaaqay Oo Baaba Ku Dhow.

    Wasiirka Hawlaha guud ee Somaliland ayaa maanta booqday Gurigii lagaga dhawaaqay gooni isu taaga Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Hawlaha guud ee Somaliland ayaa maanta booqday Gurigii lagaga dhawaaqay gooni isu taaga Somaliland.

Wasiirka ayaa sidoo kale booqday jeelka weyn ee magalaada Burco oo dhisme laga taagey aanu weli dhamaan, sidoo kalena la ilaaway oo aan bartii laga qaadin.

Wasiirka ayaa sheegay in dib u dhis lagu samayn doono gurigaasi, sidoo kalena waxa uu balan qaaday in jeelka weyn ee magaalada Burco la dhamaystiri doono dhowaan








LATEST NEWS