Kooxda Khaatumo Oo Ka Hadlay Wadahadaladii Somaliland Iyo Khaatumo Iyo Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya.

0
Wednesday 14th February 2018 18:01:40 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 316
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Khaatumo Oo Ka Hadlay Wadahadaladii Somaliland Iyo Khaatumo Iyo Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya.

    Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo oo ku sugan wadanka Jarmalka ayaa ka hadlay qoddobadda ilaa hadda ka hirgalay wadahadaladii Somaliland iyo Khaatumo ee lagu kala saxeexday Caynaba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo oo ku sugan wadanka Jarmalka ayaa ka hadlay qoddobadda ilaa hadda ka hirgalay wadahadaladii Somaliland iyo Khaatumo ee lagu kala saxeexday Caynaba.

Waxa kale oo uu hogaamiye Khaliif ka hadlay wadahadalada la filaayo inay dhexmaraan Somaliland iyo Somaliya, kuwaas oo dhowaan ka furmi doona Jabouti.

Waxaanu labada dhinac ee Somaliland iyo Somaliya usoo jeediyey inay wadahadaladaasi ka noqdaan daacad , si looga midho dhaliyo.











LATEST NEWS