MahandsanidNabiMuusoow (2) W/T: XamseCumar Kujoog

0
Thursday 8th March 2018 11:39:19 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MahandsanidNabiMuusoow (2) W/T: XamseCumar Kujoog

    MahandsanidNabiMuusoow (2) W/T: XamseCumar Kujoog

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MahandsanidNabiMuusoow (2) W/T: XamseCumar Kujoog

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; in dadku ay raallikukalanoqonkaraanookeli ah,wixiimarba ay kuheshiiyaan, geesigaiyogobtunauuyahayqofkailaaliyawixiilaguheshiiyay. Maadkaxaysanxaaskaagiiiyoqoyskaagiijeer ooaadkasoobaxdayballankiiahaa in aadSiddeedsano u shaqaysoqoyskiiaadkulaxididdaymagaaladaMadyan.

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; in ninkaraggaahiuuyahaykaxaaskiisaiyoubadkiisukutiirsanyihiinee u shaqeeya, eeaanuahaynkaisaguqoyskiisakutiirsan! Qoyskaagawaxaaad u doonijirtaymarbawixii ay u baahanyihiintusaaleahaan; xaaskaagawaatiiaadkulahayd "Halkansiijooga, dab ayaa ii bidhaamay’eaanidiinkasooqaadoqori dab ah ooaadshidataan” Daaha 10.

 

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; in mar markaqaaraynnuu dhaqaaqno in aynuadduunyosoohelno, beddelkeedanauuIlaahayinnoogudeeqo wax kaqiimobadanoo ah;diiniyoaakhiro. Waxaaad u dhaqaaqday in aadsooheshodhinbiilo dab ah ooaadshidato, Ilaahaynawaxauukuugudeeqay"Tawraad”iyoiftiinaad u shiddoummaddaada, si’ayadduuniyoaakhiraba u badbaadaan.

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; in sikastaoodadku u dhibbataanoo ay u dhagoadkaadaan, in aanaymarnaba u bannaynayn, cudurdaariyosababnaaanay u noqonaynqofkadadkadiintauguyeedhayaainuunoqdo mid adagooaan u dhibrinummadda!Fircoonooahaadhagarqabihiisheegtay;" Ilaahnimo ”ayaa Rabbi kuamray in aad u dhibrisoooaadulahadashosi "debecsan”.

 

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; in geesiguyahayqofkaqirawaxalagagawanaagsanyahay!Waxaaadqirtay in walaalkaaHaaruun (CS) uukaaAftahansanaaoo"hadalkaiyogaadhsiinta” uukaagafiicanaa.

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; in walaalkuuuyahaygarabkaiyotiirkaugu dhow eeqofkakucaawinkarainuugaadhohimiladiisa. Adigaootaaskadhinbiilqaadanaya, waxaaadwalaalkaaHaaruunIlaahay u waydiisayinuukulahawlgeliyooouukuguxoojiyo. Adduunkannamasoomarinwalaalkaaqiimobadanoowalaalkiigalladkuleh, waayo, waxaaadsabab u noqotay in walaalkaagaadhomeel la gaadhohalkii u sarraysayoo ah "Nabinnimo”!

 

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; in geesigacaqligabadaniuumarkastayahaykadoortagoortauudagaalgalayo,si’ uuusoogabagabeeyodhibtaummadhaysata.Waxaaaddooratay in aadmaalinIid ah ooummaddaoodhamiisusoobaxdayaadFircooniyosixiroolayaashiisiidadkahortoodaxaqiiqdoodakumuujisoooaadkaguulaysato. Sidoo kaleaadmuujiso; inwaxa ay wadaanuuyahayxaqdarro! Haddiiaadqolmadawkulatartamilahayd, ma ay dhacdeen in; sixiroolayaashaiyoummaddaxaqaFircoonkahorjoogay ay fahmaandhabnimadaxaqaAllekuuigmadayeeaad la timid!

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; in aananmarnaquusan, sidookalanacidnaaanankalaquusaniskudeyga, si’uuxaqqa u fahmo. Sixiroolayaashiilagasoouruuriyaygobolladabadansi’aykuujabiyaan, waxamaalintaasgabbal udhacayiyagaookurumeeyeyoofahmay ; in "aad wax xaq ahooxaqii Rabbi ah aadkeentay”.

 

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; in awooddaIlaahayleeyahayuugeliyo"Walxaha”markauudoono.UshiiaadkutukubijirtayeeaadadhigakucelinjirtayayaaIlaahay u beddelay"Mas”waynoocunaya"sixirkiisixiroolayaasha”, mar kalanawaxaIlaahayawood u siiyay; in ay baddakalajeexday!

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; in Ilaahaydagaalkasta udoorohubkakuhabboon! MaalintiiFircoon"ajashiisu” dhammaatay ma cid baafilanaysay in Allaha, "Malaa’igtaawooddalihi”kaamarqaadato, udooridoonodhimashadaFircoon,mid ka mid ah ciidamadiisaoo ah; "Badda”?!

 

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; in aananbadinfilashadaaankaqabodadka, sababtaoo ah dadkuwaakuwomarkasta is bed-beddela. Dadkiiaadiyagaawgooddadaalkabadan u gashay,Fircooniyodhibkiisiikabadbaadisaymuddokaddibwaakuwiidibigacaabuday!

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; in qofkaIlaahayrumeeyeyaanu u cadhoon wax isagalagusameeyeybalsekolkaIlaahayiyodiintiisa wax loo gaystouucadhoodo. MarkiiIlaahaykalinimadiisa ay beeniyeenreer"banii-Israa’iil” waadcadhootay, looxyadii"Tawraad”-di kuqornaydnatuurtay, walaalkaaHaaruunna(CS) aadgadhkaiyotimahajiidday!

 

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; in dadkaqaarhaddiiaadsikastauguhagarbaxdohaddanaaanaymarnabaraallikaanoqonayn!Dadkiiaadiyagaawgood u dedaashayeeaaddhibtabadan u martaywaxa ay kuuguabaalceliyeen in ay kuyidhaahdaan; "Waa naladhibaykahorintiiaanadnooiman, waananaladhibaykaddibintiiaadnootimi”!

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartay; inIlaahaykeli-taliyayaashauuseetodheereeyo, se aanumarnaillaawin!Fircoonmaalintiiuuciidamadausookaxaystay in adigaiyointiikulasocotayuusooqabqabto, waatiiIlaahayxadhkaha u jaray, isagaooFircoonfilanayainuusifududkaagaguulaysankaro!

 

 

·MahadsanidNabiMuusoow, sheekadaaduwaxa ay ibartaydadkaqaarkood; indhaqanxumadoodumarnaaanaydhammaan,sikastaooaadabaaliyowanaagugugasho! Dadkiiaadaddoonsigaiyodullaysigahiilkauganoqotayeeaadkadulqaadday,waakuwiimarkiiaadugubaaqday; in ay "Ilaahaydartii” Jihaad u galaan, kuugu war-celiyay; "OrodooadigaiyoRabbigaadagaal gala, halkanayaannusiifadhiyaynaaye”!

 

W/Q: QoraaAdhamSharqaawi

W/T: XamseCumarKujoog

[email protected]

 


LATEST NEWS