Hambalyo Ku Socota Meherka Lamaanaha Isdoortay Ee C/Raxmaan Cumar Cali Iyo Aamina Saleebaan Jaamac

0
Monday 12th March 2018 07:21:20 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Ku Socota Meherka Lamaanaha Isdoortay Ee C/Raxmaan Cumar Cali Iyo Aamina Saleebaan Jaamac

    Hambalyo Ku Socota Meherka Lamaanaha Isdoortay Ee C/Raxmaan Cumar Cali Iyo Aamina Saleebaan Jaamac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Ku Socota Meherka Lamaanaha Isdoortay Ee C/Raxmaan Cumar Cali Iyo Aamina Saleebaan Jaamac
From:Dhambaal osman <[email protected]>
Sent:Sunday, March 11, 2018 6:26 PM
To:(
Subject:noo baahiya hambalyada saaxiibayaal
 

 

Hambalyo Ku Socota Meherka Lamaanaha IsdoortayEe C/Raxmaan Cumar Cali Iyo Aamina Saleebaan Jaamac

Xafladda Meher oo ka dhacday Huteel Kaasalaama ee Magaaladda Hargeysa,isla markaana ahayd mid si heer sare ah loo soo Agaasimay kana soo qayb galeen masuuliyiin fara badan oo iskug jira Salaadiin Madax-dhaqameedka Cuqaasha Waxgaradka dhalinyarada,aqoonyahanka iyo Dhamaanba Haldoorka kala guursaday.

 

Waxaana Sidii Soomalidu ku Caan baxday, kuna Qotontay Diinteena Suuban, si Gacltooyo iyo kala raali ahaansho ay ku dheehan tahay laysu waydiistay laysuna siiyey lamaanaha is doortay Isla markaana sidii Caadadu ahayd Sooryo Qaran iyo Gabaati Gobeed.

Dhammaan Qoska reer CumarCali Axmed Cumar Cali Mukhtaar Cumar Cali C/Laahi Cumar Cali Saahra Cumar Cali Khadar Cumar Cali Ayaan Cumar Cali Aamiina Cumar Cali ZamZam Cumar Cali Aamiin Cabdi rIsaaq Cumar Cali Oo kala ah Xamda Muxamed CaliXamse Muxamed Cali Jamaal Muxumed Cali Cabdi Risaaq Muxumed Cali Maxamed Cabdi Kubeeye Caaqil Cabdi Cubeyd Layla Ibaraahim Cabdi Ayaan Ibraahim Cabdi Siciid Maxamed Muuse Cabdi Mahad Maxamed Muuse Deeq Maxamed MuuseNajax Cabdi Cali Amed Cabdi Cali Said Bacha Hassian Cilmi Axmed Macalin Maxamuud Cismaan

 

Dhammaan qayska reer Cumar Caliwaxa ay hambalyo meher wacan u dirayaanMudanaha iyo Marwadiisa C/Raxmaan Cumar Cali Iyo Aamina Saleebaan Jaamac oomeherkooduka dhacday huteel Kasalama ee magaaladda Hargeysa ,waxaanay ILLAAHAY uga baryeen inay noqdaan kuwii isku raaga ubad khayr qabana kala hella AAMIIN AAMIIN

 



LATEST NEWS