[DEG DEG] Madaxweyne Biixi Oo Isugu Yeedhay Golayaasha Wakiiladda Iyo Guurtida + Arimaha Soomaliya Oo Laga Fadhiistay [Maxaa Soo Baxay]

0
Tuesday 13th March 2018 12:31:58 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG] Madaxweyne Biixi Oo Isugu Yeedhay Golayaasha Wakiiladda Iyo Guurtida + Arimaha Soomaliya Oo Laga Fadhiistay [Maxaa Soo Baxay]

    Madaxweyne Biixi Oo Isugu Yeedhay Golayaasha Wakiiladda Iyo Guurtida + Arimaha Soomaliya Oo Laga Fadhiistay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Biixi Oo Isugu Yeedhay Golayaasha Wakiiladda Iyo Guurtida + Arimaha Soomaliya Oo Laga Fadhiistay

, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Baashe Maxamed Faarax iyo gudoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADDANI, Eng. Faysal Cali-waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

Kulanka uu madaxweynuhu la yeeshay shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada iyo guddoomiyeyaasha axsaabta mucaaridka ah, ayaa daarranaa sidii qaran ahaan talo midaysan looga yeelan lahaa arrimaha ku soo kordhay mandaqadda Geeska Afrika maalmihii u danbeeyey, waxana la isla gorfeeyey sidii meel looga soo wada jeesan lahaa la iskuna duubnaan lahaa qaran iyo shacbi ahaanba.

Sidoo kale, Waxaa kulankaasi la isku hogo-tusaaleeyey muhiimadda ay leedahay in la dhawro midnimada iyo isku-duubnida shacabka reer Somaliland, meelna looga soo wada jeesto danta guud ee qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.



ALLAA MAHAD LEH

Maxamuud Warsame Jaamac 
Afhayeenka Madaxweynaha JSL.

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting, table, living room and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

LATEST NEWS