[DEG DEG] Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Ka Dhoofay Iyo Dalkii Labaad Ee Uu Safar Ugu Baxo [+Waa Dalkee]

0
Tuesday 13th March 2018 14:20:13 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [DEG DEG] Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Ka Dhoofay Iyo Dalkii Labaad Ee Uu Safar Ugu Baxo [+Waa Dalkee]

    Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Ka Dhoofay Iyo Dalkii Labaad Ee Uu Safar Ugu Baxo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Ka Dhoofay Iyo Dalkii Labaad Ee Uu Safar Ugu Baxo

Hargaysa (Karin) Madaxweynaha somaliland ayaa safarkiisii ugu horeeyay ugu baxaya dalka imaaradka carabta



Safarka madaxweynaha somaliland ayaa ku soo beegmaya xili murano badan ka taagan yihiin heshiiska berbera ka taagan ee shirkada dp world ku maal gashanayso



Madaxweynaha ayaa isla maanta ka dhoofaya dalka isla markaana u anba baxaaya dalka imaaradka carabta




 

Xigasho Saleeban Sahal Warbaahinta Madaxtooyadda.



LATEST NEWS