Ahow Qof Dantiisa Yaqaan Dadkiisana Anfaca Qalinki Maxamuud Khaliif(Zaki Khaliif)

0
Monday 9th April 2018 08:34:05 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 54
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ahow Qof Dantiisa Yaqaan Dadkiisana Anfaca Qalinki Maxamuud Khaliif(Zaki Khaliif)

    Dadku badanaa waxa ay ku mashqulaan raadinta iyo xaqiijinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadku badanaa waxa ay ku mashqulaan raadinta iyo xaqiijinta

hadafka ama himiladda noloshooda, iyagoo in yar mooye ka fikirin anficada dadkooda ama ummadooda. Run ahantiina Guusha dhabti waxa ay tahay ina uu qofku noqodo qof yaqaan dadntiisa, dadkiisana afaca, markaasuna qiimo iyo Qadarin ku dhex yeesha dadka/ haddaba si aad u noqoto Qof isaga oo dayaceyn dantiisa hadan ku weyn quloobta dadka oo ah qof ku can baxay sifooyin wangsan, waxa markaste mudan ina aad waddada guusha ama hadafkaaga aad u marto

waxyaalaha qofka bini aadamka uu ku noqon karo qof wanaagsan oo bulshada uu la noolahay dhexdeeda laga jecel yahay. Laguna qadariyo doorkiisa.

Waxa markaste muhiim ah ina uu qofku ku dadaalo anfici bulshadiisa, lakin waxa kale oo iyana marna habooneyn ina uu Qofku dayaco wofnimadiisa iyo dantiisa, waayo oo ah Qfina guul dhaba ma gaadho Hadii uu isku Aqoonsaneyn shaqsi u jeedo leh dadkuna Qiimeyn karaan.


Hadaba Hadii Aad Dooneysid Jidka Guusha Isku Day Inaad ;
*Noqoto Mid Naxariis Leh
*Noqo Mid Daacad Ah
*Noqo Mid Dulqaad Bdan
*Noqo Mid Firfircoon
*Noqo Mid Isku Kalsoon
*Noqo Mid Deeqsi ah
*Muuji Waji Furfurnaan
*Tixgeli Adanimada
Kuqaabil Qofka Waji Wanaagsan Xitaa Hadii Uu Ku Xumeeyo
Qaado cafinta (Iska Cafi) Maxaa Yeelay Waa Aaargoosiga Ugu Wanaagsan
Hanoqon Shaqsi Hagaroow Ama Xaasid ah ( dadka la jecel lugoyada iyo dhibta )
Hanoqon Shaqsi Darajo Ku faana ( inuu madax yahay ama laandheere ayaan ahay )
Hanoqon Shaqsi Dhanka Xun Wax ka eega waayo murti ayaa ahayd ( sixun u sheeg sixir ka daran )
Hanoqon Shaqsi Kibir Badan Ama Islaweyni Badan ( dadka u arka waxaan jirin
Haxaqirin Shaqsiyada Qofka
Haxaqirin Qofka Wanaagiisa
Hacaroonin Waayo Carada Sheydaanka Ayaa ku Shaqeysta
Hasameyn Marqaati Been Ah
Ha cadeysanin beenta
Ha Lagalin Faraha Wax Aan Kuqosey Hadii Kale Waxaad La kulmeysaa Dhibaato
Haku Canaananin Ama Wax Ha uga sheegin Xaaskaaga ama Seygaada ama Walaalkaaga dadka hortooda
Hadhihin Ama Hakala Hortagin Qofka Wuxuu Necebyahay (Hadal Ama Ficil )
Ha Ugu Yeerin Qofka Naaneys Uusan Raali Kahayn
Hayasin Dadka Ha Uliidin Waa Sabool
Hacanaanan Masaakiinta
Ilaali Balanta waayo Nimaan Balan Lahayn Waa Niman Diin Lehayn
Isku day Inaan Runta Sheegto Ama Xaq iiqda Ka Hadasho
Iska Cafi Qof ku Dulmya
Ilaali Amaanada Iska Hubi Wixii laguu Sheego
Xumaan Xumaan Haku Bedelin
Xiriiiiiri Ninkii Ku gooya
Xaq Dhowr Deriskaaga
Ulla hadal Dadka Si Wanaagsan oo Raxmad Leh Waayo Hadalka Wanaagsan Wuxuu ka Qeyr

Badabyahay Sadaqada
Ula dhaqan Dadka Sida aad Jeceshahay In Lugula Dhaqmo
U caawi dadka Si aad Adugaba Ujeceshahay In Laguu Caawiyo Markaad Dhibaateysantahay lana jeclay dadka kale waxaad naftaada la jeceshahay waayo rasuulkeena ( NNKH ) ayaa yiri midkiin ma rumaynin allah ilaa uuu walaalkii la jeclaado waxa uu naftiisa la jecel yahay
Waayo Intuba Waa Furaha Farxada Farxadana waa Jidka Gaaban Ee Ku Geynkara Qalbiga Qofka Kale waxaadna awood u leedahay markaa ama aad noqonaysaa hadaad u dhaqanto sidan wanaagsan ee aan kor ku xusnay waxaa cadaana in bulshada dhexdeeda aad ka noqonayso nin la ixtiraamo laga danbeeyo oo aad u wanaagsan aakhirana da hadalkeeda waana sida wanaagsan ee diinteenu ina farayso

qalinkii maxamuud khaliif axmed

[email protected]

tell. 4318306 9334346


LATEST NEWS