Tacsi Tiiraanyo Leh Shirgudoonka Golaha Wakiilada JSL

0
Tuesday 10th April 2018 09:06:15 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 57
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo Leh Shirgudoonka Golaha Wakiilada JSL

    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Md Baashe Maxamed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Md Baashe Maxamed
Faarax, Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Md Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle , Gudoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada JSL Md Cali Yuusuf Axmed, Dhammaan Mudaneyaasha Golaha Wakiilada JSL iyo Dhammaan Shaqaale weynaha goluhu, waxaay tacsi u dirayaan Ehaladii, Qaraabadii,i Golaha Wakiilada yo guud ahaan Shacabka Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa maanta 9/04/2018.
Marxuumku wuxuu ka mid ahaa Odayaasha iyo haldoorka qarankan Somaliland doorka laxaadka leh ka soo qaatay isla markaana wuxuu ahaa Mudanayaasha golaha tiirarka adag u ahaa

Rabi ha u naxariisto Janatul Fardawsana ha ugu deeqo Marxuunka,Samir iyo iimaan saadiqana alle ha inaga siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin


Allah Mahad Leh

Jaamal Jaamac Jiir
Xoghaye ku-xigeenka Guud ee Golaha Wakiilada JSL
LATEST NEWS