FALANQEYNTA BUUGGA AF-DHAAB QalinkiiCabdinaasirAxmed Abraham

0
Monday 16th April 2018 07:24:41 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FALANQEYNTA BUUGGA AF-DHAAB QalinkiiCabdinaasirAxmed Abraham

    FALANQEYNTA BUUGGA AF-DHAAB QalinkiiCabdinaasirAxmed Abraham

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

FALANQEYNTA BUUGGA AF-DHAAB QalinkiiCabdinaasirAxmed Abraham

MahadintaEebbeereyohalkanaankuxardhaaigaga ma filleequshiyeaanxuso in ammaaniyomahadidilkeed Rabbi xaq u yeeshay,annaaanahayadoonkiisiidhacdhacaiyodheeli-dheeligabadnaaeewahsilowgaahaa. Intaakaddib, waxaaanqoraalkanidinkulawadaagidoonaa,haddiixagga Rabbi lagahelo,falanqeynaankusameeyaybuuggaAf-dhaab.

Muuqaalkaoogadabuuggaeesoojiidashabadaneefarsamo-yaqaankaxeel-dheerahaihinakhshadeeyayraadadkaishiimilicsatauukureebayowaxaka mid ah; Qorraxbuurgadaasheedinnagasooqoolaaliyaysaoogantaalahafallaadhaheedaeecasuusta ah kudhalan-rogtaymuuqaalkiibuurtaooaanintaasuunkuekaanedhulkiinaoogadiisiisarekadhigtaylakabdahab ah oodhallaalbadan.

Af-dhaabwaxaqorayabwaan, qoraa, cilmi-baadheiyosuxufiCismaanCabdinuurXaashi. Waxa April.2018 lagudaabacaymadbacaddaAsalHargeysa-Somaliland. Wuxuukakoobanyahay 274 bog.

Kahorintaaynaan u gondo-degannuxurkabuuggawixiiaankaodhanlahaayaanillaawin in aanCismaanCabdinuurXaashiugamahadceliyohannaankaqoraalkiisahodantooyadaafeedbiyodhigteyiyohabkauu u soohayeeuusur-ma-seegtadaugadhowray,islamarkaahalabaarkiisaugusugaymeeriskasta. DadkasidanCismaanoo kale wax u qoraaakhriskadhigaalladooduwaxa ay kugubeerayaanakhrisjaceyliyoafjaceyl is-xambaarsan.

 

MagacabuuggaayaasharraxkoobasanayanuxurkagudahainnuugufilanoowaaAf-dhaab, buugguwaakiiafkadhaabayay. Dhiganahan la magac-baxay"Af-dhaab”wuxuka mid yahayxidhmooyinka"Hodannimadaafkeenna”wuxuusoobaxaygu’gan(2018) waxa ay ururintiisuqaataymuddosaddexiyolabaatansanno ah.BuugguwuxuxooggasaarayaadhismahanaxwahaSoomaaliga. QodobbaddaaankasooqaadankarnoculuumtaxagganaxwahaSoomaaligaeebuuggakukeydsanwaxaka mid ah;

1. Xarfahaisaqaataiyosida ay iskuqaadankaraan. Tusaale; (B-M)(B-W)(B-F)(B-Sh)(B-N)(X-Kh)

2. Lammaanayaashaiskuqob-tolma(Lisqo) Tub kale oodaraasadahaCismaanhelayka mid ah Iyana waxadaahakarogaysaa in magacyoiyofalalxarafka ay kudhammaadaanislaxarafkaauukabilaabmayomagacamafal kale ookan la mid ah. Tusaale;- Rabbi Ilaah. -AwrRati. -HunugGorgor. -OddorosSaadaal -IlmoOohin. -XagGees. -AfFuq. -Hoos Sal

3. Laba-afleyn: Waa daahfur kale ooCismaanhelayereydaqaarhaddiixaggahorelagagatagoiyohaddiidembelagagtagobaisku mid ah ooaanmacnahoodaiyodhowaaqoodamidna is-beddelayn. Waxaka mid ah; -Dad.-Ded. -Fuf. -Baab. -Xoox. -Duud. -Roor.

4. Rakaaddawaxa ay Iyana ka mid tahaydaah-furradaCismaanwaxaaanayinnabaraysaa in ay jiraaniskunoqnoqodkaafka. Cismaanwuxuukubilaabayhogotuskarakaadda, laba Alan iyoshaqalgaabanooiskurakiban. --Abab. - Arar. - Urur. - Olol.

isagaooCismaandaraasaad 38 hannaangaadhayakusoobandhigaybuuggan. Aqoonta kale eeafeedeebuuggalagadheehankarowaxa mid ahqodobbadan;

I.Jaaddadka roobabka;Dun-xidh,Doonnaan, Dadab-gal, Heerin, Xigsiisan, Dumaal, Godob-reeb.

II.Jaaddadka Guurka;

III.Ilaha biyaha;

IV.Magacyada iyo dheefta dhirta qaarkeed;

V.Dhaqanka magac bixinta Soomaalida;Magacyada loo bixiyowiil cad, magacyada loo bixiyowiilkamadaw,magacyada loo bixiyowiilashaiyogabdhaha.

VI.Magacyada Caqliga;Maag, Maan, Waan, Baraad, Xis, Osano.

VII.Magacyada xubnaha jidka;

VIII.Magacyada Hadalka;af, or, cod, lad, naq, hal, war, dooy, weedh, hadal, lahaan, tiraab, hawraar.

IX.Hab tirsiga haybta Soomaalida;Dhowrnoocoo loo tirsadohaybtaayaabuuggaAf-dhaabkuqoranwaxaaantusaale u sooqaadandoonnaakuwa;B. HEBEL;Ab-gaal, Tunni, Ogaadeen, Dheg-cas, Barkhad, Yaxye, Digoodi, Arab, Gelledi, Ajuuraan,T. HEBEL HEBEL; IsmaaciilSaleebaan, WaceysCabdulle, MuuseTuurwaa, CumarMaxamuud, NaaleeyeAxmed, HartiAbgaal, Sama-kaabAxmed, SacadMuuse.J. Reer Hebel:ReerGadiid,ReerCaafi, ReerWarfaa, ReerDiini, ReerXareed, ReerDalal, MuuseCarre, CiiseMuuse, WaceysAadan, AadanMadoobe.X. Ba’ Hebel;

X.Lammaanayaal hir-GALEY. - AbiyoIsir. - Abiyoood. - Uliyodiir. - Afiyoaddin. –Adhiiyoishin. -Asaliyofarac. -Odayiyoawoow. - Abaariyoaaran. –Abiyoabqan. - Afiyouur. - Axaniyoagas. - Adhiiyogeel. –Ashqaraariyoamakaag. – Juuqiyojaaq. – Tagtoiyotimaaddo. – Jirahaiyojoogaha. – Deyniyodeeq. Xiloiyoxaas. Diririyoduulaan.

 

DaanyeerGacmihiisaayuubiyokagadhergaayaidinkaiyobuuggaayaaniskukiindhaafidoontaaintaawaxiikadambeeya, waxaaan se jeclaystayintiinnaaanhore u aqoonmacaanbadnaantaqalinkaCismaanCabdinuurXaashiwaxaaanjecleystay in aanhalkaniskukiinbaroanigaookaqurubqoraalkiisahordhacaka mid ah kasoogaroocaybartannaidinkulawadaagay. WuxuyidhiCismaanooqalinkakuhadlayaa;

 

"Gensiiyosaluugbawaxalehmadaxiyoaqoonyahanno, culimoiyocodkar, murtimeerayaaliyomaalqabeen, abwaannoiyowariyayaaliyodhammaaninta la addeecoeeindhaha u ah ummaddaee ah Soomaalidamaantaooiyagubadidagaaltaxane ah oo mug weynislamarkaanadhinacyobadan in ay kulajiraanafSoomaaliga, iyagaoo u hurahantihawlbaagoomeynta, hagaasinta, yasidda, habaarkaiyoiimayntaafkooda, tiioo ay hubaashiitiroyarooqarsooni ay shirqoollomalleegankulashaqeeyaanshisheeyekalaayniyo ah. Waxa ay kudoorsadaanafafqalaadkuwaasooaan doc nakagudi Karin, kana haweysankarinafkoodahodanka ah.

Gedgeddoonkawaayahaiyohayaankaloogutallaabayqurbahakalaqaaradaha ah iyocaynaankasancadadunidaoowaayahanbadankeedashisheeyeshukaanta u gashaykuwaasayaasababay wax bidistaiyokutiirsanaantadhalanteedka ah eeafafkaqalaad, taladiiooaynugabnaykolkaynuiskaduminayhigilkiiiyohu’giiqarannimadabilayay, ayaawaxa ay taasidaleeliyohungobaddaykasmooleeybadanooiyagudhaawacyadaiyodhalliilahaaan lug kulahayn, kanauur-ku-taalaysancindiganacaqiiboummadnimokagaciilan, bal se aancodkooda loo dhagonugleyn. Arrimotabanooiskuwadabeegmayayaawiiqitaanaancidnagaaruguhawlgalinoofoon-dhaafay, ayaagidiiskagabaxdaygeesahageyiga, taasinawaxa ay walaaciyoniyad-jab kusaamaysayooweydaysaydadweynahasiibamaxastaiyomaatadida.

…Anigaookalsooniweynooxaqiiqdaderis la ah kuqaba, in afSoomaaliguuuyahaymidkauguhodansanluuqadahagibilkadhulkaguudsaaranooidil.”

Waa hubaal in aadkuraaxaysanayseenqalinkiiwaayo-aragnimada,aqoontaiyokasmadaheerkeedusarreeyaajaan-goynayeenkalaxulashadaereybaereygauukahabboonyahayeeuuCismaaninnaguhabayay, walaw, aananjecleyn in aanidinkubadhjaro, haddanawaxaaanugagollahaa in aan wax idinkabaroaqoontaiyoxirfaddaafqoraalleedeeCismaanCabdinuurXaashi.

 

LA SOCO…


LATEST NEWS