Khubaro Dhanka Dhismaha Ah Oo Ka Digay Guryaha Ay Dhisto Shirkada Daryeel Oo Arimo Khatar Ah Lagu Arkay + War Bixin Sheegtay In Guryaha Ugu Badan Ee Daryeel Soo Dumaan Xiliga Dabaylaha

0
Thursday 1st June 2017 11:15:01 in Wararkii Maanta by Xarunta Hoose
  • Visits: 690
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khubaro Dhanka Dhismaha Ah Oo Ka Digay Guryaha Ay Dhisto Shirkada Daryeel Oo Arimo Khatar Ah Lagu Arkay + War Bixin Sheegtay In Guryaha Ugu Badan Ee Daryeel Soo Dumaan Xiliga Dabaylaha

    Khubaro Dhanka Dhismaha Ah Oo Ka Digay Guryaha Ay Dhisto Shirkada Daryeel Oo Arimo Khatar Ah Lagu Arkay + War Bixin Sheegtay In Guryaha Ugu Badan Ee Daryeel Soo Dumaan Xiliga Dabaylaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khubaro Dhanka Dhismaha Ah Oo Ka Digay Guryaha Ay Dhisto Shirkada Daryeel Oo Arimo Khatar Ah Lagu Arkay + War Bixin Sheegtay In Guryaha Ugu Badan Ee Daryeel Soo Dumaan Xiliga Dabaylaha


Khubaro dhanka dhismayaasha ah oo si taburacaad ah ula shaqaynaya shirkadaha dhismayaasha Guraha dalka ka jira isla Markaana ka yimi dalalka Hindiya iyo China iyo sidoo kale Pakistan ayaa waxa ay soo saareen qiimayn ay ku sameeyeen shirkadaha ay aqoontooda ku caawinayaan isla markaana mudo sadex bilood ah ay ula shaqaynayaan hab lacag la aan ah tabo-baro dheeraad ahna ay siin doonan kuwaasi oo badankoodu ka jira Magaalada Hargeysa.


Khubaradan dalalka kala duwan ka yimi waxa ay faashil dhinaca aqoonta ah ku tilmaameen shirkada ugu facawayn dhanka dhismaha dalka ee Daryeel sidoo kale waxa ay ka digeen in laga dhisto dhismayaasha dalka laga hirgalinayo siiba waxa ay u digeen ganacsatada dalka waxaana ay sheegeen in 70% guryaha shirkada Daryeel dhistaa aanay raandhiis lahayn isla markaana ay khatar ku jiraan xiliyada Dabaylaha ama duufaanada roobka.



Waxa ay la shaqaynayaan oo dhismahooda booriyeen shirkado ay ka mid yihiin Barre C,C oo ah shirkadaha mudada yar ku qabsaday suuqa dhismaha dalka.


Shirkada Daryeel ayaa hore u samaysay guryo mudo labo sano ka yar ku soo dumay isla markaana dhaawacyo iyo dhimasho gaystay.

LATEST NEWS