Daad-culus Oo Ku Soo Rogmaday Wadada Ugu Muhiimsan Hargeysa Oo Koox Cadaan Ahi Dhisayaan + Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Dhaawaca Dhismaha Wadada Soo Gaadhay

0
Wednesday 6th September 2017 18:01:36 in Wararkii Maanta by Xarunta Hoose
  • Visits: 1443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daad-culus Oo Ku Soo Rogmaday Wadada Ugu Muhiimsan Hargeysa Oo Koox Cadaan Ahi Dhisayaan + Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Dhaawaca Dhismaha Wadada Soo Gaadhay

    Daad-culus Oo Ku Soo Rogmaday Wadada Ugu Muhiimsan Hargeysa Oo Koox Cadaan Ahi Dhisayaan + Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Dhaawaca Dhismaha Wadada Soo Gaadhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daad-culus Oo Ku Soo Rogmaday Wadada Ugu Muhiimsan Hargeysa Oo Koox Cadaan Ahi Dhisayaan + Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Dhaawaca Dhismaha Wadada Soo Gaadhay


Magaalada Hargeysa waxa ka da’ay roobab mahiigaan ah oo sababay soo rog mashada daadad culus kuwaasi oo wadooyinka Hawlawlaha isku socodkooda hakad galiyey.


Sidoo kale waxa xusid mudan in daadkani joojiyey shaqadii ka socotay wadada suuqa Badhtankiisa soo gasha oo maanta Maayarka Caasimadu kormeeray isla saakana dhismaheeda la bilaabay waxaana wakhtigaasi la waday dhigista daamurka iyada oo shaqadeeda ay wadeen koox khubaro cadaan ah oo wadooyinka caalamka sameeya.


Wali may soo bixin khasaaraha roobkani u gaystay dhismaha wadada Cusub ee halbawlaha caasimada Hargeysa balse waxa wali halkoodii taagan qalabkii wadada lagu dhisayey oo daadadku ku soo rogmadeen.

LATEST NEWS