Waalid ,maxaa ubadkeena waxbarashada ku adkeeyay badankeeda?

0
Wednesday 3rd January 2018 09:14:46 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waalid ,maxaa ubadkeena waxbarashada ku adkeeyay badankeeda?

    Waalid ,maxaa ubadkeena waxbarashada ku adkeeyay badankeeda?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waalid ,maxaa ubadkeena waxbarashada ku adkeeyay badankeeda?

Waxaanmarkahorehalkankasalaamayaaumadamuslimka ahgaarumadasoomaalidaeedunidadacaladeedajoogta , waxaan kale ooaanaad u salaamayaawarbaahintamadaxabanaaneejamhuriyadasoomaaliland .

Waxaanrabaainaanintiieebeigagaransiiyoqalinka u qaatocaqabadahahortaagan in ubadkeenusidiiaaynurabnay wax u baranwaayaanbadankoodu. Waalidubadkuwaahantidaamanimcadauguqaalisaneeeebekumanaaystoadoomihiisamarkalagareebonimcadaislaanimadaoo ah tan kowaad.

Waalidmarkahore ma is waaydiisaymaxaadubadka wax u bartaa? Semaxaadugutacabtaa? Waalidiyomasuulwalibawuuogyahaymuhiimadaaayaqoontu u leedahaymustaqbalkailmahayariyowaalidkabaamacidii kale eegacantakuhaaysaba in if iyoaakhirobauukahorumarsanyahayilmahaaanisagu wax baranamawakhtigu u saamixininuu wax barto.

Kasakow in ubadku wax bartoookushaqaaystowaxaakasiifaa’iidobadan in uukuuhorseedoinaadjanadakugashocilmigaauubartaykuunasooduceeyoislamarkaaankhayrkiisukuusocdoxitaaadigaoodhintay .

Waalidaqoontaaaynuubadkeenabarnaawaalabanooc: mid diiniyaiyo mid maadiya ,waaykalafadlibadanyihiinoowaaykalaqiimabadanyihiin . su,aashuwaxaaytahay in ilmuhuhal mar wadabartaasuurtagal ma tahay ? waalid wax kastaoolagudadaalowaalagasalgaadhaa ,maskaxdaqofkabaniaadmigaahiawoodeedaaay wax kuweelaysoamakuqaaybtaamaaha mid la sookoobikarosidaadaraadeedilmaha in lagubilaaboquraankakariimka ah kadibnaiskuulka la geeyoayaaaad u fiicanisagooooaankahadhaayndaraasaadkiiamacilmigii kale eediinigaahaasidaanakunoqonkaraa mufti diinta ah islamarkaana doctor , injineeramaaqoonta kale oomaadiga ah kasalgaadha.

Intaasiwaahordhacguud , hadaan u soonoqdosu,aashiiahaydmaxaahortaaganin ubadkeenusidiiaaynurabnay wax u barto , markahorewaasu,aal in lagajawaabaaaay u baahantahaycilmibaadhisaad u qotodheer , sidaadaraadeedaadugumatalaxtagidoono in aaynusifaahfaahsan u soobandhignodhamaanqodobadaoodhan .

Waxbarashadailmahawaxaagacantukuhaya lab qaayboodwaawaalidkaamacidamarkaamasuulkaka ah iyomacalinkailmahaa wax baraya .markalagayimaadoilmahalaftiisaooaaynukahadlidoonoisaga , labadubahadaanaysidii la rabin wax u wadin ma soobaxayoilmahii la rabay . aaynukalaqaadno,emaxaalagarabaawaalidka?

La socoqormadadanbe .

Ahmed Hassan Ibrahim

[email protected]

063-447-8063


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS