Taxanaha Burburkii Waddani 2017 qaybti 2aad

0
Thursday 4th January 2018 11:52:02 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Dhexe
  • Visits: 607
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taxanaha Burburkii Waddani 2017 qaybti 2aad

    Taxanaha Burburkii Waddani 2017 qaybti 2aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taxanaha Burburkii Waddani 2017 qaybti 2aad

AsalaamuCalaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.


maanta waxaan soo bandhigaya kayb ka mid ah guudldarooyinkii ku dhacay kaambaynkii waddani 2017,qaybtana laba mas'uul aya noqonaya mawduuca maqaalkan.. qofka kowaad waa madax olalaha ee xisbigaXamse CabdiraxmaanKhayreoo runti aha qof ku haboonayn xilkaa, waanay cadaatay taas markuu kaambaynku socday iyo natiijadii xisbiga kaga soo hoyatay goboladda dalka.marku khayr loo magacaabay xilkan runti khibrad umu lahayen ka hor kaambayn xisbi,qaybna kamuu ahayen doorashooyin hore iyo da'diisuna aan xilkan ku haboonayn,waxaana is weedin ah yaa door ku laha magacaabistiisa ?qof aan lahayen khibrad oomasiirkii kaambaynxisbigudhan sidee bay u dhacday arintan ?ma boka xaraan aya ka danbeysay ?!!.hadaba in ay fashilintay magacabiistiisu waxa ku cadaynaysamarku kaambaynku socday ayuu khayre ku dhacay imtixaankii xilkiisa markiiu dalka udhan ka dhisi kari waayay shabakad ku xidhan xisbiga hadh iyo habeen oo ay hawsheedo tahay isku xidha xisbiga iyo bulshadda codka laga rabo taasuna may dhicin waayo muraaqibiinta in loo doorto goob walba dalka waxay u taalay khayre cidkale umay lahayen!,halkaasna wuu ku saaqiday madaxiidhamaa ee kaambaynka!!!.



ariinta labaad ee khayre ku saaqiday waxay ahayd in u difaaco xisbiga eedaha kaga imanayay xisbiga KULMIYE wakhtigii kaambaynka lkn iskumu taxalujin in u warbaahiinta in u ka hadlo mar walba maadaama u xisbigu galay kaambayn doorasho!. isago sidaas ah ayu soo abaabulay rag askar ah in ay xidhan wakhtigii kaambaynka si uga baxsado wax eed kusoo waajihan shaqadiisa !, ila hada lama oga xadhiigi lagula kacay khayre isago xita aan difaacin waddani amba eedamo usoo jeedinxukuumadda kulmiye !.markaa isku soo duubow khayre wuu ku fashilmay shaqadii xisbiga. fashiluuuuuuuuuuuuuu!!.


ninka labaad ee ku log laha guuldarooyinka xisbiga kuna khasaaray waa xubinti ay soo magacaabayn matalayay waddani xaga gudida doorashooyinka !, waaCabdiraxmaan Cismaan Aadan (Sagal)wuxuu matalayay xisbiga mucaaridka lkn sidi loo magacaabay maalin kaliya kamu hadlin warbaahinta isaga oo magaca waddani wax ku cambaarinaya!!,iska daayo wakhtigii kaambaynka waddani in u kaalintiisa ciyaaro ayay ahayd markuu khilaafkii natiijada jirtay mar qudha warbaahinta ismu soo istaagayn maanay ahayen khasaaro lagu khasaaray xubintaas!?. waligay maan arag xusbin mucaarideed oo ka mid ah gudida doorashooyinka oo ka liita cabdiraxmaan sagal abid soo mara,waana ayan darro xubintii dhamayd ee ku matali kahayed mucaaridow sidaa ayuu aha sidee bal lala xisaabtami kara haduu khalad ka dhacay komishinka doorashooyinka?waxaan odhan kara sugaal wuxuu ku faraxsana un mushaharka kaga iman jiray hay'adaha caawiya gudida intaas ayuu hankiisa aha lkn xisbiyo iyo guul toona umu diyaar ahayen xubintii dhamayd ee matalaysay waddani.markaa sugaal wuu ku fashilmay magacaabistii xisbiga si deg deg naa lagala noqdo kalsoonidii...


fashiluuuuuuuuuuuu..


Lasoco qaynta 3aad iyo doorkiiwarbaahintaxisbiga..


By Mukhtar Cilmi


[email protected]

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS