Hanti Dhawrihii Hore Oo Ku Eedeeyay Hanti Dhawraha Cusub Ee Madaxweyne Biixi Ay Isku Haybta Yihiin Aargoosi Cusub Inuu Wado

0
Friday 9th February 2018 11:49:27 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 1305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanti Dhawrihii Hore Oo Ku Eedeeyay Hanti Dhawraha Cusub Ee Madaxweyne Biixi Ay Isku Haybta Yihiin Aargoosi Cusub Inuu Wado

    Hanti Dhawrihii Hore Oo Ku Eedeeyay Hanti Dhawraha Cusub Ee Madaxweyne Biixi Ay Isku Haybta Yihiin Aargoosi Cusub Inuu Wado

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hanti Dhawrihii Hore Oo Ku Eedeeyay Hanti Dhawraha Cusub Ee Madaxweyne Biixi Ay Isku Haybta Yihiin Aargoosi Cusub Inuu Wado


 

 

 



Hargeysa (Karin News):- Hanti-dhawrihii hore ee qaranka somaliland Mudane Siciid Saleebaan Mire ayaa ku eedayay hanti-dhawraha cusub ee Madaxweyne biixi magacabay aargoosi cusub oo aan loo meel dayin, in kastoo hantidhowraha cusub uu sameeyay musuq-maasuq iyo boob hanti qaran isla markaana lagu helay dhawaan intii ay xukuumadda silaanyo dalka ka talinaysay haddana waxaa caddaalad xumo ah in masuul dambi qaran lagu helay uu noqdo hantidhawre maadaama oo uu yahay dambiile, faylasha iyo waraaqihii dambigiisa xatooyada qaran xambaarsanaa waxaa ay yaalaan xafiiska guud ee hantidhawraha sidoo kale waxaa ay yaalaan waraaqahaasi archiview ga madaxtooyada somaliland.

 

 

Karin News





 

LATEST NEWS