Dhaartii Muuse Biixi Qaranka U Dhaartay Ma Waxay Noqonatay 13 Digreeto Inuu Beeshiisa Uga Magacaabo Xukuumaddiisa Cusub Beelaha Kalena Addoon Noqdaan?

0
Saturday 10th February 2018 13:46:41 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 1034
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhaartii Muuse Biixi Qaranka U Dhaartay Ma Waxay Noqonatay 13 Digreeto Inuu Beeshiisa Uga Magacaabo Xukuumaddiisa Cusub Beelaha Kalena Addoon Noqdaan?

    Dhaartii Muuse Biixi Qaranka U Dhaartay Ma Waxay Noqonatay 13 Digreeto Inuu Beeshiisa Uga Magacaabo Xukuumaddiisa Cusub Beelaha Kalena Addoon Noqdaan?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhaartii Muuse Biixi Qaranka U Dhaartay Ma Waxay Noqonatay 13 Digreeto Inuu Beeshiisa Uga Magacaabo Xukuumaddiisa Cusub Beelaha Kalena Addoon Noqdaan?





Hargeysa (Karin News):- Madaxweynaha 5aad ee somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xukuumaddiisa cusub waxaa uu beeshiisa habar-awal ee uu ka soo jeedo uga magacaabay 13 digreeto halka uu beelaha kale siiyay wax ka yar inta beeshiisa habar awal dawladdiisa uga magacaabay.

Beelaha kale ee somaliland ayaa u muuqda kuwo laga tiro badan yahay lana addoonsan karo sidii la doonayo na laga yeeli karo maadaama oo aanay hadlaynin xaqooda iyo caddaaladd darrada muuse biixi na aan ka hadlaynin.


Akhtri 13 ka digreeto ee muuse biixi beeshiisa habar awal uga magacaabay dawladdiisa .

1- Wasiirka Arrimaha Dibada
2- wasiirka gaadiidka iyo waddoyinka
3- Wasiirka isgaadhsiinta
4- Wasiirka warfaafinta
5- wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha
6- Maareeyaha hay'adaha duulista
7- Agaasimaha Madaxtooyada
8- Hantidhawaraha Guud
9- Agaasimaha Guud ee wasaarada Caafimaadka
11- Maareeyaha hay'ada WFO iyo kaydka qaranka iyo Hay'ada Ka hortaga aafooyinka dabiiciga
badhasaabka gobolka Saraar
12 badhasaabka gobolka gabilay
13 Agaasimaha wasaarada maalgashiga


Halkan hoose waxaa kaaga muuqda muuse biixi oo kitaabka ilaahay ugu dhaaranayaa qaranka somaliland , dhaarta muuse biixi waxaa ka mid ah '' Inuu caddaalad sinaan iyo diinta islaamka uu ugu adeegayo dalka iyo dadka somaliland, hase ahaatee muuse biixi dhaartaas ka dib waxaa uu muddo 2 bilood ka yar sameeyay caddaalad xumadii ugu weynayd waxaana laga yaaba in kitaabka alle iyo dhaartii uu dhaartay ay deg deg u qabato.






LATEST NEWS