Beelihii Caynaba Iyo Saraar Dilalka Ku Kala Geystay Oo La Soo Afjarey Shaqaaqadii Dhex Martay Iyo Qodobo Caalami Ah Oo La Soo Saarey Hadda [SAWIRO]

0
Tuesday 13th February 2018 13:28:59 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 514
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beelihii Caynaba Iyo Saraar Dilalka Ku Kala Geystay Oo La Soo Afjarey Shaqaaqadii Dhex Martay Iyo Qodobo Caalami Ah Oo La Soo Saarey Hadda [SAWIRO]

    Beelihii Caynaba Iyo Saraar Dilalka Ku Kala Geystay Oo La Soo Afjarey Shaqaaqadii Dhex Martay Iyo Qodobo Caalami Ah Oo La Soo Saarey Hadda .SAWIRO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beelihii Caynaba Iyo Saraar Dilalka Ku Kala Geystay Oo La Soo Afjarey Shaqaaqadii Dhex Martay Iyo Qodobo Caalami Ah Oo La Soo Saarey Hadda .SAWIRO



Caynaba (Karin News):- Xarunta gobolka saraar ee magaalada caynaba ayaa maanta Gudidii u xilsaarnayd dhamaynta Iyo xanaf tirka shaqaaqadii dhexmartay labada beelood ee walaalahaa ee Looge Maxamed Reer Yoonis Iyo Aadan Baale Cumar Jibriil ayaa maanta Ku dhawaaqay go,aamo lagu soo afjarayo shaqadaas, Suldaan SH Yuusuf Cabdi Cawad oo gudoomiye u ahaa gudida dhamaynta shaqaadada labadan ardaa ee walaaha go,aamadan la soo saaray ayaa u dhignaa sidan



In Labadii marxuun ee geeryooday midkiiba waxa laga xukmay 150 waxaana loo kala qaaday 50 Lacaga Oo hashiiba lagu qiimeeyey 300$ Iyo Boqol halaad oo dhogora waxaana lagu bixinayaa kiiska 30 maalood gudohood.
Ugu dambeyntiina waxa guddidani sheegeen isla markaana lababada beelood hortooda ka sheegeen in ciddii danbe ee xabad rida ama wax dhib ah geysata in lagu qaadayo ganaax lacageed oo dhan 10,000 $ tobon kun oo lacagta mareykanka ah .


Karin News
Caynaba



LATEST NEWS