Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Jeclo Oo Ku Dhawaaqaya In Muuse Biixi Laga Dhigo Madaxweynaha 5aad Iyo Sida Xaaladda Madaxweyne Biixi Maanta U Bedelay

0
Wednesday 14th February 2018 07:00:50 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 1726
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Jeclo Oo Ku Dhawaaqaya In Muuse Biixi Laga Dhigo Madaxweynaha 5aad Iyo Sida Xaaladda Madaxweyne Biixi Maanta U Bedelay

    Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Jeclo Oo Ku Dhawaaqaya In Muuse Biixi Laga Dhigo Madaxweynaha 5aad Iyo Sida Xaaladda Madaxweyne Biixi Maanta U Bedelay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Jeclo Oo Ku Dhawaaqaya In Muuse Biixi Laga Dhigo Madaxweynaha 5aad Iyo Sida Xaaladda Madaxweyne Biixi Maanta U Bedelay



Burco (Karin News):- Muddo 6 bilood ka hor ayaa suldaanka guud ee beelaha habar jeclo suldaan cabdilaahi suldaan cali muuse waxaa uu ku dhawaaqay in madaxweyne muuse biixi laga dhigo madaxweynaha 5aad isla markaana beelaha habar jeclo ay is wada garab istaagaan muuse biixi, hase ahaatee madaxweyne biixi ayaa 2 bilood muddo aan gaadhin waxaa uu u muuqdaa in abaalkii iyo sidii beelaha habar jeclo ugu liseen inuu ilaawey oo uu ka door bidey beelaha garxejis isagoo tiro ahaanba la kulmay 3 jeer oo iskugu jirta dhamaan golaha dhaqan ee beelaha garxejis iyo aqoonyahankoodii oo dhameystiran.





Geesta kale madaxweyne muuse biixi lamuu kulmin 1 qof oo magac ku leh beelaha habar jeclo mana dhicin in uu soo hadal qaado mar keliya, afkiisana ma soo marin kelmad mahad celin oo ah '' WAAD MAHADSAN TIHIIN'' ,

Sidoo kale fanaanka caanka ah ee cabdalle yuusuf hanuuniye ayaa qaada hees ay midhaheeda ka mid yihiin '' ABAALOOW KU GUDI WAAYEY, EEXAY KU FALI WAAYEY, ADDUUNOOW KU NICI WAAYEY''



LATEST NEWS