Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Kulul Siiyey Ra'iisal Wasaaraha Somaliya Iyo Dawladdiisa + Heshiiskii Dekadda Berbera Oo Xasaasi Noqday

0
Saturday 3rd March 2018 16:46:46 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 3365
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Kulul Siiyey Ra'iisal Wasaaraha Somaliya Iyo Dawladdiisa + Heshiiskii Dekadda Berbera Oo Xasaasi Noqday

    Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Kulul Siiyey Ra'iisal Wasaaraah Somaliya Iyo Dawladdiisa + Heshiiskii Dekadda Berbera Oo Xasaasi Noqday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Kulul Siiyey Ra'iisal Wasaaraah Somaliya Iyo Dawladdiisa + Heshiiskii Dekadda Berbera Oo Xasaasi Noqday








Dubai (Karin News):-Dawladda Emaaraadka madaxdeedda qaar kamid ah ayaa jawaab taariikhiya siiyey raysalwasaaraha Somalia kuna yidhi "imsaa Mitir ayaad ka xukuntaa Mogadishu intaad Somaliland oo ah dal madaxbanaan wax kasheegeysoā€¯ Heshiiskii caalamiga ahaa ee somaliland dpworld iyo itoobiya ayaa guul taariikhi ah u soo hooyey qaranimada somaliland waxaana uu noqonayaa heshiis uu ku suntanaan doono safiirka imaaraadka carabta somaliland u fadhiya Amb Baashe Cawil Xaaji Cumar .




Dalka somaliland ayaa iminka u soo muuqanaya mid ka heli doona dawladaha carabta ictiraaf waxaana sababta koobaad ay noqon doonta siyaasadda cusub ee ka dhalatay heshiiska dekadda caalamiga ah ee berbera 





LATEST NEWS