Reer Koonfurka Ugu Dhaarta Xamar Xor Ma Ahaa Horta Saara Amisom..W/Q Gud: Cali C/laahi Ismaciil Dheeg

0
Sunday 11th March 2018 14:29:59 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reer Koonfurka Ugu Dhaarta Xamar Xor Ma Ahaa Horta Saara Amisom..W/Q Gud: Cali C/laahi Ismaciil Dheeg

    Reer Koonfurka Ugu Dhaarta Xamar Xor Ma Ahaa Horta Saara Amisom..W/Q Gud: Cali C/laahi Ismaciil Dheeg

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Reer Koonfurka Ugu Dhaarta Xamar Xor Ma Ahaa Horta Saara Amisom..W/Q Gud: Cali C/laahi Ismaciil Dheeg Reer Koonfurka Ugu Dhaarta Xamar Xor Ma Ahaa Horta Saara Amisom..W/Q Gud: Cali C/laahi Ismaciil Dheeg

Heshiiska DekedeenaBerberawa run oo madow-madow badan ayaa ka dhex muuqda, mamuul iyo kalsooni ahaanba.
Waynu'se sixii inshalaaahu,dowladeena goleyaasheena qarankeena iyo asxaabta oo mideysan.
Waxa'se aan quruux badnayn oo qaran jab ah inuu Xisbigga Waddani argoosi cadhoo siyaasadeed darteed ku taageeran cadow Somaliland.
Anigoo garan karaa niyad jabka




ka raacey natiijadii doorashada Xisbi qaran oo dhaca doorasho uguma ay horreyn.
Waxaynu ognahay inaynu markasta reer Soomaaliya ugu duceyno ilaahay cadowga faraha badan ee haysata ka saar.
Oo qalbigooda beelaha Koonfur Soomaaliya isku soo jeedii.
Kufsi haweena dalkaas joogto ah qarax shirqool dil siyaasiin aqoonyahano bartilmameed laga dhigtay.
Gud: Cali C/laahi Ismaciil Dheeg
Ucid party Wales, UK
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS