Dulimaadyadii Diyaaraddaha Caalamku Ku Imanayeen Qaybo Ciraaq Kamid Ah Oo Xayiraadii Laga Qaaday.

0
Wednesday 14th March 2018 11:29:36 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dulimaadyadii Diyaaraddaha Caalamku Ku Imanayeen Qaybo Ciraaq Kamid Ah Oo Xayiraadii Laga Qaaday.

    Dulimaadyadii Diyaaraddaha Caalamku Ku Imanayeen Qaybo Ciraaq Kamid Ah Oo Xayiraadii Laga Qaaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dulimaadyadii Diyaaraddaha Caalamku Ku Imanayeen Qaybo Ciraaq Kamid Ah Oo Xayiraadii Laga Qaaday.

Ra’isal wasaaraha dalka Ciraaq ayaa hore xayiraad ugu soo rogay diyaaraddaha isaga gooshi jiray adduunka iyo dalka Ciraaq, gaar ahaana kuwa ku degi jiray magaalooyinka gobolka Kurdiyiinta.

Xayiraadan ayaa timid kadib markii ay shacabka degaanadaasi afti kaga go’een wadanka Ciraaq intiisa kale , iyada oo khilaaf ba’anina soo kala dhex galay labada dhinac ee Kurdiyiinta iyo dawladda dhexe ee Ciraaq.

Dawladda ayaa waqtigan xayiraadii ka qaaday diyaaraddihii ay hore xayiraadda ugu soo rogtay ee ku degi jiray madaaradda magaalooyinka Kurdiyiinta Ciraaq, kuwaas oo aanay in muddo ahba ku degin wax diyaaraddo ahi.



LATEST NEWS