Xukumadda Somaliland Oo Dalka Ka Mamnuucday Urur Fidinaayey Fikirka Somaliweynta.

0
Wednesday 14th March 2018 11:42:46 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 549
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumadda Somaliland Oo Dalka Ka Mamnuucday Urur Fidinaayey Fikirka Somaliweynta.

    Xukumadda Somaliland ayaa dalka ka mamnuucday ururka Fursad Fund oo laga lee yahay dalka Somaliya, kaas oo lagu eedeeyey in uu fidinaayey fikirka ma dhalayska ah ee Somaliweyn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukumadda Somaliland ayaa dalka ka mamnuucday ururka Fursad Fund oo laga lee yahay dalka Somaliya, kaas oo lagu eedeeyey in uu fidinaayey fikirka ma dhalayska ah ee Somaliweyn.

Ururkan ayaa dalka yimid xiligii uu xilka hayey madaxweyne Siilaanyo, iyada oo waqtigaasi aad looga qayliyey, mana jirin cid wax ka qabatay .

Wasaaradda qorshaynta ayaa qoraal ay soo saartay ku joojisay ka shaqayntii ururkaas ee dalka Somaliland, iyada oo lagu socodsiiyey qoraalkaasi qaybaha kala duwan ee xukumadda, gaar ahaana maxkmaddaha iyo ciidamada Booliska.


Xukumadda Oo Hay'ad Samafal Dalka Ka Mamnuucday
LATEST NEWS