[DEG DEG] Madaxweyne Gaas Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadalkii Farmaajo Iyo Shirkadda Dp World Oo Uu Sheegay Inay Dhulka Uu Maamulo Ka Shaqaynayso Cidna Ka Eryi Karin [XAASAASI].

0
Wednesday 14th March 2018 13:33:00 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG] Madaxweyne Gaas Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadalkii Farmaajo Iyo Shirkadda Dp World Oo Uu Sheegay Inay Dhulka Uu Maamulo Ka Shaqaynayso Cidna Ka Eryi Karin [XAASAASI].

    Madaxweyne Gaas Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadalkii Farmaajo Iyo Shirkadda Dp World Oo Uu Sheegay Inay Dhulka Uu Maamulo Ka Shaqaynayso Cidna Ka Eryi Karin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Gaas Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadalkii Farmaajo Iyo Shirkadda Dp World Oo Uu Sheegay Inay Dhulka Uu Maamulo Ka Shaqaynayso Cidna Ka Eryi Karin


Hargaysa (Karin) Maamulka Puntland ee soomaliya oo warar laga helay ayaa sheegay in go,aankii xukuumadda soomaliya qaadatay aanay iyaga khusayn kaas oo ahaa in shirkada Dp world aanay ka shaqayn Karin guud ahaan dhulka xukuumadda farmaajo maamusho



Shirkada dp world oo iminka maal gashanaysa magaaladda berbera ayaa khilaaf badan ka dhalisay xukuumadda xamar waxaana baarlamaanku u gacan taageen in guud ahaanba dalka soomliya ka shaqayn shirkada dp world waxaana taasi saamayn ku keenaysa maamulka puntland oo soomaliya ka tirsan




Shirkadda dp world oo laga leeyahay dalka imaaradka carabta ayaa shirkad iyada hoos timaada oo ay maamusho waxa ay gacanta ku haysa dekedda boosaaso waxaana hawada ka baxaya shirkada iyo ka shaqaynta puntland hadii hadalka soomliya sax noqdo madaama aanay puntland ka madax banaanayn soomaliya

 

 


LATEST NEWS