Joornaaladii Ka Soo Bixi Jiray Imaaraadka Carabta Iyo Dawladaha Kale Oo Bogagooda Hore Ku Falan-qeynaya Booqshada Madaxweyne Biixi [SAWIRO:-]

0
Thursday 15th March 2018 17:29:22 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 2708
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Joornaaladii Ka Soo Bixi Jiray Imaaraadka Carabta Iyo Dawladaha Kale Oo Bogagooda Hore Ku Falan-qeynaya Booqshada Madaxweyne Biixi [SAWIRO:-]

    Joornaaladii Ka Soo Bixi Jiray Imaaraadka Carabta Iyo Dawladaha Kale Oo Bogagooda Hore Ku Falan-qeynaya Booqshada Madaxweyne Biixi SAWIRO:-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Joornaaladii Ka Soo Bixi Jiray Imaaraadka Carabta Iyo Dawladaha Kale Oo Bogagooda Hore Ku Falan-qeynaya Booqshada Madaxweyne Biixi SAWIRO:-

Dubai (Karin News):- Madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa safar booqasho ah isla markaana taariikh iyo guul u leh somaliland iyo qarankeeda waxaa uu ku joogaa waddanka isku tagga imaaraadka carabta oo si weyn loogu soo dhaweeyay, guulaha taariikhiga ah ee safarka madaxweynaha waxaa ka mid ah badiba joornaaladii carabta ka soo bixi jiray kuwoodii ugu caansanaa ayaa safarka madaxweynaha ku falan-qeynaya bogagooda hore, sida ay goor dhaweyd heshay warbaahinta caanka ah ee karin news.


Karin News 



LATEST NEWS