[Sawirada:-] Labada Madaxweyne Ee Muuse Biixi Iyo Axmed Silaanyo Oo Kulan Gaceyl Iyo Baholyoow Ku Jiro Ku Yeeshay Dubai

0
Friday 16th March 2018 14:46:54 in Wararkii Maanta
  • Visits: 1886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Sawirada:-] Labada Madaxweyne Ee Muuse Biixi Iyo Axmed Silaanyo Oo Kulan Gaceyl Iyo Baholyoow Ku Jiro Ku Yeeshay Dubai

    Sawirada:- Labada Madaxweyne Ee Muuse Biixi Iyo Axmed Silaanyo Oo Kulan Gaceyl Iyo Baholyoow Ku Jiro Ku Yeeshay Dubai

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawirada:- Labada Madaxweyne Ee Muuse Biixi Iyo Axmed Silaanyo Oo Kulan Gaceyl Iyo Baholyoow Ku Jiro Ku Yeeshay Dubai




Dubia(Karin News) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safar shaqo ku jooga Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta oo jimce ah guriga uu ka degan yahay magaalada Dubia madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo marwadiisa Aamina-waris Sheekh Maxamed Jirde ku booqdey iyagoo qaatay kulan kooban oo ay kaga wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynihii hore xaalada guud ee Somaliland iyo halka ay marayaan mashaariicda dhaxal galka ah ee ay wadaagayaan dalalka Somaliland iyo Imaaraaadka Carabtu.

waxaa kale oo kulankan lagaga wada hadley safarka madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Bixi Cabdi ku jooga imaraadaadka carabta iyo waxyaabihii ka hirgaley qorshihii safarka weftiga, waxa iyana lagu soo qaaday xidhiidhka labada dal iyo mashaariicdaha horumarineed ee ka socda Somaliland.

Karin News



LATEST NEWS