Imaaraadka Iyo Soomaaliya Oo Wadahadallo Toos Ahi U Bilaabmeen Iyo Rajada Laga Qabo Oo Aad U Yar

0
Monday 16th April 2018 10:08:58 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imaaraadka Iyo Soomaaliya Oo Wadahadallo Toos Ahi U Bilaabmeen Iyo Rajada Laga Qabo Oo Aad U Yar

    Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia Axmed Ciise Cawad oo ku sugan Sacuudiga ayaa warbaahinta u sheegay in wada hadalo toos ah ay u bilaabmeen Dawladaha Somalia Iyo Imaaaraadka Carabta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia Axmed Ciise Cawad oo ku sugan Sacuudiga ayaa warbaahinta u sheegay in wada hadalo toos ah ay u bilaabmeen Dawladaha Somalia Iyo Imaaaraadka Carabta.




mar uu ka jawaabay su’aal warbaahintu waydiisay oo aheyd madaama uu xumaaday xidhiidhka Somalia Iyo Imaaaraadka in ay jiraan dowladdo isku dayaya in ay dhaxdhaxaadin ka galaan, ayuu sheegay in ay bilaabmeen wadahadalo u dhaxeeya labada dowladood laakiin aysan jirin cid dhaxdhaxaadineysa.






wada hadallada ayuu sheegay in hadda meel wanaagsan marayaan inkastoo sida uu hadalka u dhigay aysan jirin kulamo loo balamay oo waqti leysla qorsheeyay dhacaya.

 

LATEST NEWS