[WAR DEG DEG AH:] Maxkamadda Hargeisa Oo Xukun Ku Riday Hadda Wiil Dhallinyaro Ah [Ma Kiiskii Niciima Qorane Ayuu Daba Socdaa?]

0
Monday 16th April 2018 10:20:30 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [WAR DEG DEG AH:] Maxkamadda Hargeisa Oo Xukun Ku Riday Hadda Wiil Dhallinyaro Ah [Ma Kiiskii Niciima Qorane Ayuu Daba Socdaa?]

    Maxkamadda gobolka Hargeysa waxaa ay sannad iyo lix bilood oo xadhig ah ku xukuntay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda gobolka Hargeysa waxaa ay sannad iyo lix bilood oo xadhig ah ku xukuntay

 Maxamed Kayse Bigeeye oo ah wiil dhalinyaro oo reer Somaliland ah.


Maxamed Kayse Bigeeye ayaa lagu eedeeyay in uu yidhi Madaxeynuhu waa local.




Shalay ayuuunbay markii isla Maxkamadda Hargeisa ay saddex sanno oo xadhig ah ku xukuntay Niciima Abwaan Qoranee oo ahayd gabadh dhallinyaro ah oo u ololayn jirtay midnimada Soomaali wayn









Image may contain: 1 person, smiling, suit
LATEST NEWS