[XASAASI:-] Cabdiwali Gaas Oo Hadda Booqanaya Xeryaha Ugu Waa Wayn Ciidankiisa[Ma Dagaalbuu Wadaa?]

0
Monday 16th April 2018 12:18:53 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [XASAASI:-] Cabdiwali Gaas Oo Hadda Booqanaya Xeryaha Ugu Waa Wayn Ciidankiisa[Ma Dagaalbuu Wadaa?]

    Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

 iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa saaka ku sugan xarunta deegaanka QAW ee ciidanka Xeebaha Puntland, wuxuuna shir albaabadu u xidhan yihiin la leeyahay Saraakiisha ciidamada ee Soomaalida & Imaaraatka Carabta iskugu jirta waxaana ay ka wada hadlayaan waxyaabihii dhacay.





 

Qaar kamid ah bahda warbaahinta oo la socda madaxweynaha Puntland ayaa soo sheegaya inuu Madaxweynuhu ka hadli doona arrimahaasi marka ay dhamaato booqashada uu hadda ku marayo qeybaha kala duwan ee Saldhiga ciidamada xeebaha  Puntland.

 




 

 

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lafilayaa inuu caddeeyo mowqifka Puntland ee xidhiidhka xumaaday ee Imaaraadka iyo dowladda Soomaaliya,

LATEST NEWS