[FADEEXAD:-] Ciidanka Dawladda Soomaaliya Oo Boob Iyo Bililiqo Ka Gaystay Xeryihii Ciidan Ee Ay Lahaayeen Imaaraadku

0
Monday 16th April 2018 17:12:04 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1772
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [FADEEXAD:-] Ciidanka Dawladda Soomaaliya Oo Boob Iyo Bililiqo Ka Gaystay Xeryihii Ciidan Ee Ay Lahaayeen Imaaraadku

    Wararka aan ka helayno magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka helayno magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya

 

ayaa sheegaya inay xaalad qas iyo Jahwareer ahi ka taagan yahay xeryihii Dawladda Imaaraadku ku tababari jirtay ciidamada Dawladda Soomaaliya.



Ciidamadii dawladda Soomaaliya ee ku sugnaa xerada ayaa billaabay inay boobaan isla markaana ay bililiqaystaan agabkii yaalay xerada kadib markii saaka ay gabi ahaanba iska huleeleen xeradaasi ciidankii Imaaraadka ee halkaasi tababarka ka waday 4 sanno ee lasoo dhaafay.







Arrintan ayaa imanaysa xilli uu xumaaday xidhiidhkii labada dal kaasi oo sababay in Imaaraadkuu uu joojiyo taageeradii iyo tababaradii uu siin jiray ciidamada Soomaaliya.



kala soco shabakada Karinnews.com wararka kasoo kordha xaaladan.


 

LATEST NEWS