Baaq- nabadeed Ku Socda Beelaha walalaha ah,Ee Colaadu kudhexmartay Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag . W/Q:- Ugaas Cumar Jaamac Iidle

0
Thursday 10th May 2018 11:49:22 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq- nabadeed Ku Socda Beelaha walalaha ah,Ee Colaadu kudhexmartay Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag . W/Q:- Ugaas Cumar Jaamac Iidle

    Baaq- nabadeed Ku Socda Beelaha walalaha ah,Ee Colaadu kudhexmartay Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag . W/Q:- Ugaas Cumar Jaamac Iidle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baaq- nabadeed Ku Socda Beelaha walalaha ah,Ee Colaadu kudhexmartay Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag . W/Q:- Ugaas Cumar Jaamac Iidle

Anigoo ah Ugaaska Dhalinyarada Gobolada Bari Ugaas Cumar Jaamac Iidle waxaan halkan marlabaad Baaq-nabadeed uga dirayaa labada beelood ee walaalaha ah ee ay dirirta colaadeed kudhexartay degmada ceel-afweynee Gobolka Sanaag.

Dagaal wiil ayaa ku dhinta, ee wiil kuma dhasho.waxan leeyahay ilaahay ka cabsada oo dhiiga gon-dihiina ku daadanaya joojiya, waxaad tihiin dad casabo ah, wiil iyo abtigii.xidid iyo xigaalkiidad wada dhashay oo ilaahay ka unkumay isir kaliyaayaaad tihiin.

Waxaan ugu baaqaya labada beelood ee ay colaadu dhexmartay inay joojiyaan oo ilahay ka cabsadaan oo ka shaqayeen nabada iyo samaha

Waxaan kale oo baaq u dirayaa xukumada somaliland,madaxdhaqameedka,culimada,aqoonyahanka,dhalinyarada iyo guud ahaan dadka indheer-garadka ah usoo jeedinayaa inay fadhiga ka kacaan oo Ergo-nabadeed u noqdaan sidii loo joojin lahaa coladaa dhexmartay dadka walalaha ah.

Ugu danbayn waxan ilahay uga baryayaa inuu u naxariisto intii dhimatay, inta dhawacaana uu cafimaad sareeca siiyo , inta nool-na uu kala badbaadiyo.

Alaah mahad-leh

Ugaaska dhalinyarada Gobolada Bari

Ugaas Cumar jamac Iidle

Gmail:[email protected]

facebook:Ugaas cumar jaamac iidle


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS