Dagaalka Ceel-afwayne Yaa Joogin kara?

0
Thursday 10th May 2018 11:59:58 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalka Ceel-afwayne Yaa Joogin kara?

    Dagaalka Ceel-afwayne Yaa Joogin kara?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalka Ceel-afwayne Yaa Joogin kara? Hada ba waa maxay sababta ..dagaalkana isu taagi waayey..oo tiraba afar ta jeer u soo noqday...aniga waxay ila tahay sababtu waxa weeye

Salaan bahda hadhwanaagnews iyo dhamaan reer Somaliland oo dhan

Salaan kadib , warqadan waxay ka hadlaysaa

dagaal ka beelaha walaalaha ah ama is dhalay ee ku dagaalamaya Gobolka Sanaag..Ceel Af Wayne

Waxaan marka hore tacsi u dirayaa..dad ka ku dhintay dagaal kaa , kuwa ku dhaawac mayna ilaahay ha caafiyo

Hada ba waa maxay sababta ..dagaalkana isu taagi waayey..oo tiraba afar ta jeer u soo noqday...aniga waxay ila tahay sababtu waxa weeye

Xukuumada Kulmiye ee Somaliland oo si wayn u naaxisay qabyaalada mudadii ay talada haysay ...taas oo keentay in somaliland dib ugu noqoto qoladii iyo qabyaaladii....oo qabyaaladii




gaadhay meel aad u saraysa....Somaliland noqoto beelo...

 

Sababta labaad na waxa weeye hungadii ku dhacday Xisbiga Wadani ee Somaliland..taas oo beesha S/ Yonis ku han waynayd in Wadani helaya Vote ama doorashada ..kharash badani kaga baxay.

hada ba yaa qaboojin kara colaadaa ..iyo dhimashadaa aan loo baahnayn iyo dhiigaa ku daadanaya macno la'aanta ee beelaha walaalaha . ee dega Ceel Afwayne .Darawayne IWM

Colaadaa waxa joojin kara Xisbiga Wadani iyo Gudoomiye Ciro oo si daacad ah u kala dhex gala beelahaa...ku dagaalamaya Ceel Af wayne

Colaadaasi waxay dabada ku haysaa doorashadii madax wayne ee ka dhacday Somaliland ...

Baaq nabadeed oo ku socda..beelaha isku dilaya Ceel Af Wayne iyo nawaaxigeeda.....

.Ninkii dhintaa waa kugu dhimay oo kaa dhimay

dagaalkaas ha la joojiyo... Ilaahayna ha laga baqo

Suleiman Adan Dheere

 

London

[email protected]

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS