Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Xasan Axmed C/laahi (Xasan Aar) iyo Marwadisa Nimco Maxamed Muxumed

0
Saturday 12th May 2018 10:47:18 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Sare
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Xasan Axmed C/laahi (Xasan Aar) iyo Marwadisa Nimco Maxamed Muxumed

    Oo Meherkoodu ka qabsoomay magaalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oo Meherkoodu ka qabsoomay magaalada Hargeysa

Gudoomiyah Xisbiga Waddani C/qaadir Jirde Aw Cali, Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi , Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan,Ganacsade Nuur Muuse Guuleed (Nuur Shiraaqle) Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin Timacade,Afhayeenka Xisbiga Waddani Xil.Ibraahin Mahdi Buubaa,Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid, Xoghayaha Xidhiidhka Carabta ee Xisbiga Waddani Axmed Safiina, Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Waddani Engr. Cabdiraxmaan Maxamed Magan,Mustafe Cismaan Daahir,




Cabdiqaadir Muuse Shiraaqle, Mustafe Muuse Shiraaqle, Sharmaake Muuse Shiraaqle, Xamdi Awciise Kaahin, Maxamed C/raxmaan Shanfool, Faysal Shaarub, Cabdi Cali Qoofal Yuusuf Maxamed Cabdi,Qaasim Ismaaciil Tiger, Daahir Muuse Raamaale,C/kariin Jaamac Indhayare, Miyir Cali Xuseen,Daahir Keyse Daahir, Sharmaake Muuse Dirir,


Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Meherka Xasan Axmed C/laahi (Xasan Aar) iyo Marwadisa Nimco Maxamed Muxumed Oo 10/05/2018 Meherkoodu ka qabsoomay Shiraaqle Hotel ee magaalada Hargeysa

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS