Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye ee Laanta Ottawa ee Canada oo Hambalyada 18 May u Gudbiyay shacabka somaliland iyo Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi

0
Saturday 12th May 2018 10:52:53 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye ee Laanta Ottawa ee Canada oo Hambalyada 18 May u Gudbiyay shacabka somaliland iyo Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi

    Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye ee Laanta Ottawa ee Canada oo Hambalyada 18 May u Gudbiyay shacabka somaliland iyo Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye ee Laanta Ottawa ee Canada oo Hambalyada 18 May u Gudbiyay shacabka somaliland iyo Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi

Waxaa farxad aan la soo koobi karin ii ah inaan shacabka Somaliland u soo soo gudbiyo hambalyada xuska 27 aadee 18 May ee madaxbanaanida Somaliland. Sidoo kale, anoo ka faa’idaysanaaya fursadan, waxaan hambalyo qaaliya gaadhsiinayaa Madaxweyne Muusi Biixi, Xukumadiisa, ciidanka qaranka, Booliska iyo saraakiisha dawlada ciidan iyo raydba.

Hambalyada ciida qaranka awadeed waxaan weliba hambalyada 18 May aan gaadhsiinayaa Madaxda Xisbiga Kumiye ee Heer qaran, heer gobol, heer degmo iyo gaar ahaan wakiilada Xisbiga ee Qurbaha oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Kulmiye ee North America, Mustafe Abdi Cartan, iyo dhamaan xubnaha Xisbiga ee Waqooyiga Amerika.

Waxaan Sharaf ii ah inaan inila qaybsado farxada xuska 27aad ee 18 May oo ku began maalintii ummadu la soo noqotay qaranimadoodii.

Waxaan ummada reer Somaliland dhamaantood leeyahay ku ciida farxad iyo rayrayn anigoo ku boornaaya in dhismaha dalka loo guntado gudo iyo dibadba inagoo isku kalsoon.

Dadaalka lagu xaqiijinaayo qaranimadeena waa in loo wada guntadaa yoolkana la saaraa waxkaste oo qayb ka ah horumarka dalka iyo halganka loogu jiro aqoonsi caalamiya.

Nasser Osman Omar

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Laanta Ottawa (Canada)

[email protected]


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS