Yaa Musuq Maasuqay Dhaqaalihii Telefishanka Qaranka Somaliland ? CADAYMO

0
Sunday 13th May 2018 13:07:02 in Aragtida Dadweynaha by Xarunta Burco
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa Musuq Maasuqay Dhaqaalihii Telefishanka Qaranka Somaliland ? CADAYMO

    Waa Warbixin dhamaystiran oo ka hadlaysa Musuqmaasuq laga badheedhay oo ku saabsan Tvga Qaranka ee Dibeda iyo Been

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Warbixin dhamaystiran oo ka hadlaysa Musuqmaasuq laga badheedhay oo ku saabsan Tvga Qaranka ee Dibeda iyo Been

abuurkii laga sameeyey shaqaalihii tvga qaranka ee dibeda si loogu tagri falo kharashkii ku bixi jiray..

 

Agaasimihii hore ee Tvga Qaranka Qaarada Yurub Garyaqan Abdiraxman Ali Ubaxle ayaa sheegay in aanu Jeclayn inuu saxaafada kaga hadlo arrintan hasa yeeshee ay ka fursan weyday inuu wakhtigan soo bandhigo Musuq maasuqa ku dhacay dhaqaalihii loogu talo galay Telefishanka qaranka siiba qaarada Yurub waxaanu intaas raaciyey inuu soo qufi doono Xaqiiqooyin bulshadu ku fahamto heerka Musuuq maasuq ee Telefishanka qaranka iyo Cida samaysay.



https://www.youtube.com/watch?v=WzMm56sk8r0&feature=youtu.be



FIIRO GAAR AH:- Karin News Marnaba Masuul Kama Aha Qoraaga Aragtidiisa Iyo Fekreddiisa, Karin News Waxay Dhiiri Gelisaa Bulshada 
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

LATEST NEWS